Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay madaxii Dacwada Shabaab ee Shabeellaha Dhexe
Post

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay madaxii Dacwada Shabaab ee Shabeellaha Dhexe

Hir-shabeelle ( Raxanreeb Online) Faaf faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ay ka fuliyeen sacaadihii lasoo dhaafay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaasi oo ay ku sugan yihiin Al-shabaab. Howlgalka ayaa la sheegay inuu iugu jiray  mid weerar dhulka ah iyo duqeyn cirka...

Safiirka Yahuuda u fadhiya Itoobiya oo laga ceyriyay shirka Midowga Afrika
Post

Safiirka Yahuuda u fadhiya Itoobiya oo laga ceyriyay shirka Midowga Afrika

Avram Neguse, Safiirka Israa’iil u fadhiya Itoobiya, ayaa lagu qasbay in uu ka baxo shir ay lahaayeen Midowga Afrika Isniintii, kaasoo looga hadlayay xasuuqii Rwanda. Wasiirka arrimaha dibadda ee Israa’iil, Ambassador Avram Negus, ayaa sheegay in dalalka xubnaha ka ah ay ku qasbeen inay shirka ka baxaan, sababtoo ah waxay diideen inay ka qaybgalaan. Wasaaradda,...

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la yeeshay dhiggiisa Maaliyadda ee dalka Kuwait
Post

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la yeeshay dhiggiisa Maaliyadda ee dalka Kuwait

Kuwait ( Raxanreeb Online) Wasiirka Maaliyadda Soomaalia Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku gaaray dalka Kuwait ayaa maanta waxa uu kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Kuwait Marwo Eng. Nuura Sulaiman Al-Fassam iyo saraakiil sare oo Wasaaradda Maaliyadda Kuwait ka tirsan. Kulanka oo ay Wasiirka Maaliyadda ku wehlinayeen...

Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay deegaanka Abooreey
Post

Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay deegaanka Abooreey

Abooreey ( Raxanreeb Online) Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan halkaasi oo saaka aroornimadii Ciidamadu ku qaadeen weerar saf ballaaran ah. Ciidamada xoogga dalka  iyo kuwa deegaanka ayaa dagaal dhowr jiho ah ku qaaday deegaanka Abooreey, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaaro isugu jira...

Iran and Somalia Under Fire for Executing Teenagers in 2024
Post

Iran and Somalia Under Fire for Executing Teenagers in 2024

Mogadishu (Raxanreeb Online) – The number of people executed around the world has seen a shocking rise in 2024, according to a new report from Amnesty International. The human rights organization says 1,518 people were put to death this year alone — a32% increase from the previous year. This marks the highest number of executions...

Jeneraal Sheegoow oo caawa ku geeriyooday Muqdisho
Post

Jeneraal Sheegoow oo caawa ku geeriyooday Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Alle hau naxariisto waxaa caawa isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Gen Sheegoow Axmed Cali oo muddooyinkii dambe ku xanuusanaa xabsi ay gelisay dowladda Soomaaliya. Gen Sheegoow, ayaa la sheegay in xanuunkiisa uu ka biloowday cudurka Cagaarshow, balse uu isku badalay Kansar, sida uu todobaadkii hore warbaahinta u sheegay wasiir...

RW Xamsa ” Hay’adaha waa in ay bixinta adeegyadooda ku xiraan aqoonsiga qaranka”
Post

RW Xamsa ” Hay’adaha waa in ay bixinta adeegyadooda ku xiraan aqoonsiga qaranka”

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dhaqangelinta adeegsiga Aqoonsiga Qaranka iyo isku-xirka Aqoonsiga iyo adeegyada muhiimka ah ee ay isticmaalaan dadweynaha, Ra’iisul wasaaraha ayaa tilmaamay in tani ay meesha ka saareyso in ka badan 34 sano oo muwaadiniinta Soomaaliyeed ahaayeen aqoonsi la’aan. Ra’iisul...

Al-Shabaab Releases Five Elders Abducted Near Elwak
Post

Al-Shabaab Releases Five Elders Abducted Near Elwak

MANDERA, Kenya – Five Somali elders who were abducted in February by the militant group Al-Shabaab have been released, according to local security sources. The elders had been seized near the town of Elwak in Mandera County and held inside Somalia for over a month. The group was reportedly traveling toward Elwak when their vehicle...