Madaxeynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sicad u beeniyay inay jiraan degaano iyo degmooyin katirsan Gobolada dalka oo kamid ahaa Goobihii laga saaray Al-Shabaab oo Ciidamada ka baxeen, hayeeshee ay dib ula wareegeen Al-Shabaab. Wuxuu sheegay Madaxweynaha hadii la arko qof wax ka qaldameen uu yahay qof wax qabtay, isla markaana...
Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)
Wafdi Caalami ah oo hal sabab u imaanaya Muqdisho
Diyaarada Egypt Air ayaan maanta bilaabaysa duulimaadkeedii ugu horeeyey ee Soomaaliya. Garoonka Adan Cadde ee magaalada Muqdisho ayay saacadaha soo socda ka degi doontaa. Wasiirka arrimaha dibada Masar Sameh Shoukry oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha wasiiradda ee dalkiisa ayaa safarka duulimaadka diyaaradeed lagu daahfurayo ku tagaya Jabuuti & Muqdisho. Waxay kulamo la yeelan...
QM oo soo farogelisay buuqa ka taagan Baarlamaanka
Qaramada Midoobay ayaa billaawdau inay soo faregliso xiisada ka taagan Baarlamaanka gaar ahaan Golaha Shacabka, taas oo la xiriita khilaafka u dhaxeeya Xildhibaannada qaar iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Maodobe). Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa maanta Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho kula kulmay...
Go’aano culus oo laga soo saaray dagaalkii ka dhacay degmada Luuq ee Gobolka Gedo
Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa dhinacyadii ku dagaalamay degmada Luuq ugu baaqay xabad joojin shuruud la’aan ah, iyo in la badbaadiyo hantida shacabkii barakacay Wasiir Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Soomaaliya Axmed Cumar Maxamed ayaa ka warbixiyay qodobo hordhac ah oo guddigaan...
Weerar ka dhacay degaan hoostaga Magaalada Kismaayo iyo khasaaro ka dhashay
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal xoogana aoo xalay ku dhexmaray degaanka Qaamqaam oo hoostaga Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose Ciidamo katirsan kuwa Jubbaland iyo Xubno kamid ah Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kaidb markii Al-Shabaab ay weeraren Saldhiga Ciidmada Jubbaland ee degaanka Qaamqaam, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal geystay...
Mareykanka oo cadaadis xoogan ku billaabay Somaliland
Dowlada Maraykanka iyo Somaliland ayaa ka wadahadlay xaalada amaan ee Geeska Afrika, heshiiska Somaliland iyo Itoobiya iyo qabsoomida doorashooyinka Somaliland. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Danjire Richard H. Riley, wuxuuna madaxweynuhu ugu horayn warbixin ka siiyay amniga guud iyo doorashooyinka Somaliland sida lagu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir xasaasi ah uga qeyb galay Muqdisho
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYAY SHIRKA GUDIGA QARAN EE KA HORTAGGA MAALGALINTA ARGAGIXISADA IYO LA-DAGALLANKA LACAG DHAQIDDA Muqdisho, Luuliyo 11, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyay Shirka Guddiga Qaran La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada oo ku qabsoomay Xafiiska Amniga Qaranka ee Xarunta Madaxtooyada. Guddiga ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda la wadaagay...
La-taliyihii Farmaajo: “Al shabaab xukunka lagu wareejiyo”
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda dowladii Farmaajo Cabdi Saciid Muuse Cali ayaa iska diiday in Al shabaab urur argagixiso yihiin isagoo taas bedelkeeda sheegay inay iyaga kaliya la dagaalami karaan Itoobiya. Cabdisaciid oo sidoo kale horey u soo noqday Wasiirka Arrimaha dibadda iyo la taliyaha Amniga Qaranka ee Dowladii Farmaajo ayaa hadalkan ku sheegay wareysi...
Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho oo beenisay war lagu faafiyay baraha bulshada
Dawladda Maraykanka ayaa meesha ka saartay warar sheegaya in ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer uu bogaadiyay heshiiska muranka dhaliyay ee u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya, kaddib socdaal uu dhawaan ku tagay magaalada Addis Ababa. “Wararka ku saabsan hadal la sheegay in uu ka soo yeeray ergeyga gaarka ah ee...
Sir culus: Xildhibaan sheegay dbibaato ka taagan Xarunta Golaha Shacabka
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ka hadlay nadaafad darro kajirto Xarunta Villa Hargeysa oo ay ku Shaqeeyaan Xildhibaannada. Hoos ka akhriso Qoraalka Xildhi aanka Xubnaha Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya waxa laga jaraa bil kasta 100 $ . 275×100=27,500 bishii . Maadaama ay lacagtaasi socotay muddo ka badan labo...









