Boosaaso ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, ayaa sheegaya in ciidamo katirsan Puntland ay xirteen wadada u dhaxeeysa deegaanka Karin iyo magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga ee Puntland. Ciidamada wadada xirtay, ayaa la soo warinaya in ay ka amar qataan ganacsade Bashiir Shanle oo kamid ah ganacstada khaadka...
Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)
Ciidanka Booliska Somaliland oo beeniyay warar laga faafiyay mid kamid ah shirkadaha ka howlgalla Hargeysa
Hargeysa ( Raxanreeb Online) Ciidamada Booliska Somaliland ayaa hawlgal ay sameeyeen saacadihii lasoo dhaafay ku soo qabtay maamulka iyo shaqaalaha Ha’yadda Consilient Limited Company, kadib markii Ciidanka lagu wargeliyay in hay’addu waddo arrimo ku lid ah “jiritaanka qaranimada Somaliland”. Qoraalka kasoo baxay hogaanka Baadhista Dambiyada (CID) ee Ciidanka Booliska Somaliland, oo sameeyay baaritaan qoto dheer,...
Dibadbaxayaal weeraray booliiska dalka Ireland
Ireland ( Raxanreeb Online) Lix qof ayaa la xiray ka dib markii booliska Ireland lagu weeraray dhagxaan, baaruud iyo dhalooyin xilli ay ku sugnaayeen bannaanka hotel ay degganaayeen dad magangelyo doon ah magaaalda Dublin. Gaari booliis ah ayaa sidoo kale dab la qabadsiiyay hoteelka Citywest, fiidnimadii Talaadada. Ciidamo ka tirsan kuwa rabshadaha ka hortaga ayaa...
Taliyaha ciidanka dhulka oo shir muhiim ah uga qeyb galay dalka Rwanda
Kigali ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Jeneraal Khaalid), ayaa ka qeybgalay madasha caalamiga ah ee taliyeyaasha ciidamada dhulka – Land Forces Commanders Symposium 2025, oo lagu qabtay magaalada Kigali ee dalka Rwanda. Madashan oo ay kasoo qaybgaleen taliyeyaasha ciidamada dhulka ee dalal badan oo Afrika iyo...
Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada Yaaqshid oo looga yeeray maxkamad markii uu bixin waayay kirada lacagta guriga uu degan yahay
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Maxkamadda degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir ayaa soo saartay amar soo-qabasho oo ka dhan ah Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Degmada Yaaqshiid, Maxamed Cabdullaahi, oo Maanta weeraray xarunta Maxkamadda. Sida aan xogta ku helnay guddoomiye ku-xigeenkii arrimaha bulshada degmada Yaaqshid Maxamada, ayaa ka carooday kaddib markii uu bixin waayay lacagta kirada guriga...
Talks Underway at Villa Somalia Over South West Political Dispute
Mogadishu — Somali President Hassan Sheikh Mohamud is currently holding a meeting at the Presidential Palace with members of the “National Salvation Forum.” Participants in the meeting include former Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke, former Speaker of the House of the People Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman, and former South West State President Sharif Hassan...
South West President Bars Lawmakers from Travelling to Baidoa
Member of Parliament Mohamed Abdi, who was part of the delegation, confirmed to Mustaqbal Media that they were informed they could not travel to Baidoa, stating that the order came directly from the President of South West State, Abdiaziz Laftagareen. “Seven MPs, including former Speaker of Parliament Mohamed Mursal, were prevented from travelling. President Abdiaziz...
Ciidanka Booliska oo ku guuleeystay soo qabashada rag khamri badan soo gelin rabay Laascaanood
Laascaanood (Raxanreeb Online) Ciidanka Booliiska Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa maanta ku guuleystay hawlgal ballaaran oo saacado badan qaatay, kaas oo ay ku qabteen maandooriyaha khamriga ah iyo saddex eedeysane oo isku dayayey in ay maandooriyaha soo geliyaan Caasimadda Laascaanood. Hawlgalka oo si qorshaysan loo fuliyey ayaa ka dhacay xuduudda u dhaxaysa Waqooyi Bari...
Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka oo loo diiday in uu tago Baydhabo
Muqdisho (Raxanreeb Online) Waxaa maanta baaqday safar uu magaalada Baydhabo ku tagi lahaa wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Maamulka Koonfur Galbeed ee hoggaamiyo Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku wargeliyay shirkadaha diyaaradaha in aysan soo qaadi karin cid aan ogolaasho ka haysan maamulka. Wafdiga Mursal oo ay qayb ka...
Donlad Trump oo sheegtay inuu cirib tiri doono Xamaas
Israa’iil ayaa ku dhawaaqday in ay heshay haystayaal dheeraad ah oo ku sugnaa Qaza, taasoo qayb ka ahayd heshiis xabbad-joojin ah oo ay la gashay Xamaas. Xafiiska raysal wasaaraha ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay, in “Laanqeyrta Cas ay ku wareejisay naxashka meydka la la’yahay ciidamada militariga Israel iyo Shin Bet oo ah adeegga...









