Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)

Ciidamada dowladda oo u daatay Saldhigyada Al-Shabaab Xubnana ka dilay
Post

Ciidamada dowladda oo u daatay Saldhigyada Al-Shabaab Xubnana ka dilay

Muqdisho: (Raxanreeb) Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa degaanka ee Macawiisleyda ayaa waaberigii hore ee saaka weerar ku qaaday farisiin xubno katirsan Kooxda Al-Shabaab ku leeyihiin Aaga degaanka Cali Candhoole ee duleedka degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud. Saraakiisha Ciidamada degaanka ayaa sheegay in Goobta ay weerareen ay isku aruursanayeen Al-Shabaab sidoo kalena ay ka difaacayeen...