Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)

Maxkamada ku taalla Kenya oo maanta lasoo istaagay Axmed Rashiid oo katirsan ciidanka amniga
Post

Maxkamada ku taalla Kenya oo maanta lasoo istaagay Axmed Rashiid oo katirsan ciidanka amniga

Nairobi ( Raxanreeb Online) Warar anu ka heleyno magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, ayaa sheegaya in maanta maxkamad lasoo taagay Axmed Rashid oo ka tirsan ciidan amniga ee magaalada Nairobi, waxaana maxkamad la horgeeyay iyadoo loo shiday muuqaal muujinaya isagoo tooganaya dhalinyaro bartamaha xaafadda Islii. Aad ayuu uga walwalsanaa arrintaas. Waxaa loo haystaa dhowr...

Duqa Muqdisho oo la kulan la yeeshay safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya
Post

Duqa Muqdisho oo la kulan la yeeshay safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Pier Mario Dacco’ Coppi, iyagoona ka wada-hadlay muhiimadda ay leedahay iskaashiga Dowladaha Hoose iyo xiriir dhex mara Maamulka Gobolka Banaadir iyo Gobolka Lambardia ee dalka Talyaaniga. Guddoomiyaha...

Maxey kawada hadleyn Taliyaha ciidanka xoogga dalka iyo safiirka Shiinaha ee Soomaaliya ?
Post

Maxey kawada hadleyn Taliyaha ciidanka xoogga dalka iyo safiirka Shiinaha ee Soomaaliya ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odawa Yusuf Rage, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga Ciidan ee labada dal, gaar ahaan dhanka amniga, horumarinta kaabeyaasha ciidanka, iyo wada-shaqeynta istiraatiijiga ah. Labada dhinac waxay sidoo kale isweydaarsadeen aragtiyo ku...

Dagaal culus oo markale dib uga qarxay magaalada Balad-xaawo ee gobolka Gedo
Post

Dagaal culus oo markale dib uga qarxay magaalada Balad-xaawo ee gobolka Gedo

Balad-xaawo ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya in maanta markale uu dib u qarxay dagaalka u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland. Dagaalka ayaa lasoo warinaya ii uu yahay mid xooggan oo labada dhinac ay isku adeegsanayeen hub culus, isla markaana uu ka socdo gudaha...

Puntland Forces Foil ISIS Resupply Attempt in Baallde Valley, Arrest Two Suspects
Post

Puntland Forces Foil ISIS Resupply Attempt in Baallde Valley, Arrest Two Suspects

Puntland security forces have successfully intercepted a vehicle transporting supplies to ISIS militants in the Baallde valley, during a meticulously planned operation aimed at disrupting the group’s logistical networks. The operation took place in the Biyo Kulule area, located between the coastal city of Bosaso and the Baallde region. The intercepted vehicle—a Dhaynta-type truck—was reportedly...

Clashes in Balad-Hawo Displace Hundreds as Federal–Jubbaland Standoff Deepens
Post

Clashes in Balad-Hawo Displace Hundreds as Federal–Jubbaland Standoff Deepens

The border town of Balad-Hawo in Somalia’s Gedo region remains on edge following intense clashes earlier this week between Somali Federal Government forces and troops loyal to the Jubbaland administration. Although calm has returned to the streets, residents fear that renewed fighting could erupt at any moment. The confrontation, which broke out on Monday, was...

Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood
Post

Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood

Muqdisho (Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo iibsatay laba diyaaradood oo nuucoodu yahay Airbus A320, kuna duuli doona magaca Soomaali Airlines, kuwaas oo howl gali doona muddo laba bilood gudahood ah. Heshiiska lagu soo iibiyey diyaaradahaan ayaa shalay lagu saxiixay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dalka. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Mudane...

RW Xamsa oo kulan xasaasi ah la yeeshay Agaasimaha howlgallada Hay’adda IOM
Post

RW Xamsa oo kulan xasaasi ah la yeeshay Agaasimaha howlgallada Hay’adda IOM

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hawlgallada Hey’adda (IOM) Ugochi Daniels, iyagoo ka wada hadlay arrimo muhiim ah oo ku saabsan xoojinta wada shaqeynta iyo dardargelinta barnaamijyada ay ka fuliyaan dalka, iyadoo la is waafajinayo shaqooyinka ay qabtaan iyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka...

Nuxurka khudbada uu madaxweyne Xasan Sheekh ka jeediyay shirka nidaamka Cuntada ee QM ( Akhriso)
Post

Nuxurka khudbada uu madaxweyne Xasan Sheekh ka jeediyay shirka nidaamka Cuntada ee QM ( Akhriso)

Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay Shirka Qiimaynta Horumarka Nidaamyada Cuntada ee Qaramada Midoobey (UN Food Systems Summit) oo lagu qabtay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay madashan ayaa soo bandhigay muhiimadda iskaashiga caalamiga ah ee la-dagaallanka cunto-yarida, isbeddelka cimilada iyo horumarinta nidaamyada...

Axmed Madoobe oo farriin u diray guddiga Garsoorka ee degmada Badhaadhe
Post

Axmed Madoobe oo farriin u diray guddiga Garsoorka ee degmada Badhaadhe

Kismaayo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta goobjoog ka ahaa dhaarinta Guddiga Adeegga Garsoorka ee Degmada Badhadhe, taas oo qeyb ka ah dardar galinta iyo kor u qaadista hanaanka cadaaladda iyo adeegyada sharciga ee heer degmo. Xubnaha guddigan waxaa si rasmi ah u dhaariyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jubaland,...