Muqdisho (Raxanreeb Online) Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare Mahdi Omar Muumin, ayaa guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee saraakiisha Booliska Caasimadda. Kulanka ayaa inta uu socday lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan howlgaladii toddobaadkii la soo dhaafay, waxaana sidoo kale lagu gorfeeyay sidii loo xoojin lahaa amniga caasimadda loona dar-dargelin lahaa howlgalada...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Somali President and Ethiopian PM Discuss Security in Addis
Addis Ababa (Raxanreeb Online) – Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed held a private meeting in Addis Ababa, focusing on bilateral relations and regional security. Prime Minister Abiy emphasized Ethiopia’s readiness to strengthen its long-standing ties with Somalia. “With the President of Somalia, we discussed enhancing the interests of both...
Armed Men Kill Doctor in Galkayo Amid Clan Tensions
Galkayo – Armed men shot and killed a doctor in Galkayo on Tuesday night, local sources confirmed. The victim, identified as Dr. Omar Abdi Dahir (Surweyn), was attacked while working at a local hospital. Witnesses said the killing was linked to clan-related revenge, though the doctor had no direct involvement in ongoing land disputes or...
Maxey kawada hadleyn Ra’iisul wasaare Abiy Axmed iyo madaxweyne Xasan Sheekh ?
Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa kulan gaar ah oo yesheen, waxa uga wada hadleyn danaha labada dalka, iyo arrimaha amniga ee gobolka. Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, ayaa sheegay in mar walbo Itoobiya ay diyaar u tahay, in ay xoojiso xiriirka qotoda dheer ee ay la lee dahay...
Masar oo dacwad ka dhan ah Itoobiya u gudbisay Qaramada Midoobay
Qaahira ( Raxanreeb Online) Maalintii ay Itoobiya daah-furtay biyo-xireenka ay dhisaysay 14-kii sano ee la soo dhaafay, Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar wuxuu warqad cabasho ah u gudbiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, isagoo ka cabanaya tallaabada halka dhinac ee Itoobiya. Inkasta oo ay Itoobiya, Masar, iyo Suudaan sanado badan ka wadahadleen arrimaha ku saabsan buuxinta...
Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta dowladda Ingiriiska
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Agaasimaha Barnaamijyada Horumarinta Dowladda Ingiriiska (FCDO), Chris Pycroft. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka iyo wada-shaqeynta ka dhaxaysa labada hay’adood, gaar ahaan dhanka gurmadka banii’aadannimo iyo mashaariicda horumarineed ee dalkeena. Labada dhinac...
Kooxo hubeysan oo Nin dhaqtar ku dilay magaalada Gaalkacayo
Gaalkacyo (Raxanreeb Online) faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa maleeshiyaad hubeysan oo xalay magaalada Gaalkacyo ku dilay mid kamid ah dhaqaatiirka ka howlgal galeysay isbitaalada magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Alle hau naxariiste Dableyda hubeysan ayaa Dr Cumar Abdi Dahir (Surweyn ) waxayna u dileen Aano qabiil, sida dadka deegaanka ay inoo shebeen. Sidoo...
Somali President Joins Regional Leaders at Ethiopia’s Grand Renaissance Dam Inauguration
Addis Ababa (Raxanreeb Online) – Somali President Hassan Sheikh Mohamud joined regional leaders on Sunday for the official inauguration of Ethiopia’s Grand Renaissance Dam (GERD), a multi-billion-dollar hydropower project on the Nile River. The ceremony, led by Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed, was also attended by the heads of state from Kenya, Djibouti, and South...
Armed Gang Kills One, Injures Another on Outskirts of Baladweyne
(Raxanreeb Online) – Fresh reports have emerged from Hiiraan region after armed assailants attacked two young men on the outskirts of Baladweyne on Monday night, leaving one dead and the other seriously wounded. The incident occurred in the vicinity of Helekilyo village, located about four kilometers east of Baladweyne town. Witnesses said the victims were...
Wiilal dhallinyaro ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay duleedka degmada Baladweyne
Baladweyne ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo xalay labo wiil oo dhallinyaro ah ku dilay duleedka degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan. Dilka labada wiil ayaa la sheegay in ay geysteen kooxo burcad ah oo hubeysan, kuwaasi oo rasaas toos ah ku furay labada ruux, waxaana la xaqiijiyay in mid...








