Author: Mohamed (Mohamed Morsal)

Home » Archives for Mohamed » Page 100
Ciidammada badda ee Yahuuda oo joojiyay doonyo gargaar sida oo ku wajahnaa Qasa
Post

Ciidammada badda ee Yahuuda oo joojiyay doonyo gargaar sida oo ku wajahnaa Qasa

Falastiin ( Raxanreeb Online) Ciidanka badda Israa’iil ayaa joojiyay doonyo gargaar u waday Qasa waxaana la xidhay dadkii doontaas saarnaa oo ay ka mid tahay Greta Thunberg oo ah gabadh u ololaysa deegaanka kana timid Sweden. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Israa’iil ayaa sheegtay in si nabad ah loo joojiyay dhowr doonyood oo ka tirsan doonyaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐šโ€ ๐–๐š๐š ๐ฅ๐š๐›๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐š๐š๐ ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐๐ฎ๐ฐ๐š๐ง ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐Ÿ’ ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐จ๐จ๐ ๐ค๐š ๐ก๐จ๐ซ ๐จ๐จ ๐š๐š๐ง ๐ก๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ง ๐ข๐ฆ๐ข๐โ€.
RW Xamsa oo xarigga ka jaray mashruuc koronto gelinta 150 xarumo caafimaad
Post

RW Xamsa oo xarigga ka jaray mashruuc koronto gelinta 150 xarumo caafimaad

Muqdisho (Raxanreeb Online) Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo xarigga ka jaray mashruuca koronto-gelinta 150 xarumo caafimaadka dadweynaha oo lacag laโ€™aan ah, lagana hirgaliyey gobollada dalka, ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay baahi weyn u qabaan adeeg koronto oo tayo leh. Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in mashruucan uu qayb ka yahay dadaallada Xukuumadda...

Baarlamaanka golaha shacabka oo ansixiyay Axdiga Afrika ee xuquuqda iyo Barbaarinta carruurta
Post

Baarlamaanka golaha shacabka oo ansixiyay Axdiga Afrika ee xuquuqda iyo Barbaarinta carruurta

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, oo maanta kulankoodii labaad ee kalfadhia 7-aad ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa cod u qaaday Axdiga Afrika ee xuquuqda iyo barbaarinta carruurta oo ay golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya ay soo gudbiyeen. Guddoonka golaha shacabka ayaa dooda kaddib, waxa uu u qaaday codeeyn ay ku...

Opposition Forum Sends Delegation to Nairobi for Talks with Jubaland, Puntland Leaders
Post

Opposition Forum Sends Delegation to Nairobi for Talks with Jubaland, Puntland Leaders

Nairobi (Raxanreeb Online) โ€“ Reliable sources confirm that the Opposition Rescue Forum has today dispatched three of its members to Nairobi, where the leaders of Jubaland and Puntland are currently based and politically aligned with the Forum. Talks between Puntland President Said Abdullahi Deni, Jubaland President Ahmed Madobe, and representatives from the Opposition Forum are...

Xubno kamid ah mucaaradka oo ku wajahan Nairobi si ay ula kulmay Axmed Madoobe iyo Siciid Deni
Post

Xubno kamid ah mucaaradka oo ku wajahan Nairobi si ay ula kulmay Axmed Madoobe iyo Siciid Deni

Nairobi ( Raxanreeb Online) Sida ilo wareedyo ay inoo shegeen madasha samata-bixinta mucaaradka ayaa saddex xubnood oo ka tirsan Madasha maanta u direysa magaalada Nairobi, halkaas oo ay joogaan hoggaamiyaasha ย Jubaland iyo Puntland oo siyaasad ahaan Madasha la saf ah. Wadahadallada dhexmaraya Saciid Cabdullaahi Deni, Axmed Madoobe iyo xubnaha ka socdo Madasha mucaaradka ayaa la...

Taliyaha ciidanka badda Somalia oo kulan xasaasi ah la qaatay madaxa shirkadda sameeysa Maraakiibta
Post

Taliyaha ciidanka badda Somalia oo kulan xasaasi ah la qaatay madaxa shirkadda sameeysa Maraakiibta

Roma ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee XDS Gen Cabduwahaab Abdullahi Cumar oo ku sugan dalka Talyaaniga ayaa kulan la qaatay madaxda Shirkadda Sameeyso Maraakiibta. Gen Cabduwahaab Cabdulaahi Cumar iyo Madaxda Shirkada Sameyso Maraakiibta ayaa ka wada hadlay Sidii Ciidanka Bada loogu tababari lahaa Sameynta Maraakiibta. Madaxda Shirkada Sameysa Maraakiibta ayaa...

Dowladda Jabuuti oo ka hadashay go’aanka magdhawga loogu diiday shirkadda DP World
Post

Dowladda Jabuuti oo ka hadashay go’aanka magdhawga loogu diiday shirkadda DP World

Jabuuti ( Raxanreeb Online) Dawladda Jabuuti ayaa soo dhoweysay goโ€™aan ay maxkamad dhex-dhexaadin ah oo fadhigeedu yahay London ku diidday dalab magdhow ah oo dhan hal bilyan oo dollar oo ay soo gudbisay shirkadda DP World ee laga lee yahay dalka isutaga Imaaraatka Carabta. Jabuuti ayaa ku tilmaantay xukunkaas โ€œguul taariikhi oo muhiim u ahโ€...

69 oo ku dhintay dhulgariir ka dhacay dalka Philippines
Post

69 oo ku dhintay dhulgariir ka dhacay dalka Philippines

Philippines ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan 60 qof ayaa ku dhintay dhulgariir cabbirkiisu yahay 6.9 oo ku dhuftay bartamaha dalka Philippines, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta maareynta musiibooyinka ee dalkaasi. Magaalada Bogo iyo degmooyin kale oo uu saameeyay dhulgariirka ayaa lagaga dhawaaqay “xaalad musiibo”. Dhulgariirka ayaa Talaadadii ka dhacay xeebaha magaalada Cebu wuxuuna sababay koronto la’aan...

Dowladda Soomaaliya oo ku guuleysatay siideynta dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaalla dalka Congo
Post

Dowladda Soomaaliya oo ku guuleysatay siideynta dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaalla dalka Congo

Tanzania (Raxanreeb Online) Safiirka Soomaaliya ee dalalka Tanzania iyo Congo, ayaa dadaal badan ku bixiyay sidii uu xabsiyada uga soo deeyn lahaa in ka badan 50 dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyada dalka Congo. Danjire Ilyaas Cali Xasan, ayaa ku guuleystay in xorriyadooda ay dib u helaan in ka badan 50 qofย  oo muwaadiniin Soomaaliyeed,...