Qatar is mediating between the nascent democratic Somali government and the religious extremist group Al-Shabaab. There are concerns about Qatar’s motivation that may have a hidden agenda related to Al-Shabaab, as it has been accused of supporting extremist groups in the region. Qatar, like other Gulf States, is known for its monarchy that is resistant...
Author: MR Guled (Hanad Guled)
BAYDHABO | Caruur waxyeelo ka soo gaartay hoobiyaal ku dhacay xaafadaha Baydhabo.
Baydhabo (Raxanreeb )- Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa sheegaya in tiro hoobiyaal ah saacadihii la soo dhaafay ay ku dhaceen xaafado ka mid ah magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Hoobiyaashan oo ku dhacay xaafado kala duwan ayaa la soo warinayaa in ay gaysteen khasaare isugu jira dhimasho & dhaawac inta badan...
Mowjadaha Halista ah ee Dul Hoganaya DFS ee Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud.
Muqdisho (Raxanreeb )-Dowladda Federaalka Soomaliya (DFS) ee Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud oo 2 sano jirsatay waxaa dul hoganaya mowjado siyasadeed, dhaqaale, iyo nabadgelyo oo khatar ku ah geedisocodka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS). Tilmaamaha mowjadahaas waxaa ka mid ah: 1. Hakadka iyo Walaaca Xoogan ee laga qabo Gulufka Ciribtirka Al Shabab wejigii kowaad ee Hirshabelle iyo Galmudug....
Warka Raxanreeb : Waddooyinka Muqdisho oo la xiray & halka uu marayo wada-hadalka DF & Itoobiya.
Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Soomaaliya ayaa hab aan horey loo arag u xuseysa 1da Luulyo oo ah markii Gobolada Koonfureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga lana midoobeen Gobolada Waqooyi ee loo yaqaano Somaliland. Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa si kulul waxaa ay uga hadleen dagaal beeleedyada azoo cusboonaday degaano kuyaalla Bariga Gobolka Mudug, kuwaas...
SSC Khaatumo & XUSKA 64- sanno guuradii ka soo wareegatay xoriyadda.
Laascanood (Raxanreeb )- Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool waxaa si wayn loogu xusay maalinta 1-da Luulyo ee xoriyadda & israacii koonfurta iyo waqooyi. Hoggaamiye Kuxigeenka Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ka gala qeybgalay qaar kamid ah Shacabka caasimadda iyo masuuliyiinta dowladda Munaasabada 1-Luulyo. Munaasabadda waxaa ka soo qaybgalay madaxda goleyaasha kala duwan ee dowladda, Golaha Dhaqanka, Siyaasiyiin,...
Cabdiraxman Cabdishakuur ‘’ Dowladda musuq ayaa ragaadiyay ‘’.
Muqdisho (Raxanreeb )-Maanta-da Luulyo guud ahaan dalka waxaa laga xusayaa maalinta xoriyadda & israacii gobolada koonfur & Waqooyi ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Isaga oo ka hadlayay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur xaaladda dalka oo uu ku soo aadiyay xuska 64-sanno guuradii ka soo wareegatay xoriyadda ayuu dhaliilay dowladda Soomaaliya. “Hoggaan kasta ee siyaasadeed ee iska dhega tira cabashada...
Somalia Independence Day, Qatar ties celebrated
Somalia’s 64th Independence Day and 50th anniversary of the establishment of diplomatic relations with Qatar were celebrated Sunday at a reception in Doha, hosted by the embassy of Somalia. Ambassador Dr Mohamed Ahmed Sheikh Ali was joined by Qatar’s Minister of State for Foreign Affairs and Cabinet Member HE Sultan bin Saad al-Muraikhi, Ministry of...
SOOYAAL : 64 sano ka dib xoriyadda: Sidee ayay ku timid 1-da Luulyo.
Muqdisho (Raxanreeb )- Bishan Juun waa xilliga xuriyadda waxaana Soomaali badan laga dareemaa u diyaargarowga xuska 26-ka Juun iyo kowda luuliyo. Waxaan idiin soo gudbin doonnaa warbixinno la xiriira xuriyadda oo 64 sano laga joogo. Waxay ahayd 1960-kii. Maanta waa 1da Luulyo, waa maalintii xuriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waa xanuun iyo nasiib darro...
Soomaalida ku nool Islii, Kenya oo caqabad wajahay – maxay tahay ?
Nairobi (Raxanreeb ) – Soomaalida ku nool xaafada Islii magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa wajahay saacadihii la soo dhaafay xaalad koronto la’aan ah Raxanreeb oo ay la xiriirtay Soomaalida dalkaas ku nool gaar ahaan xaafada Islii ayaa sheegay in tani saamayn xoogan ay ku yeelatay hanaanka nolosha caadiga ah ee dadka. Waxay koronto la’aan...
Maxaa maanta ka socda magaalada Beledwayne ? –XOG DHEERAAD AH.
Beledwayne (Raxanreeb )- Maanta oo Isniin ah waxaa degan xaalada magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ka dib qarax khasaare gaystay oo ka dhacay magaaladaas. lix qof oo ay ku jiraan askar militariga Soomaaliya ka mid ah ayaa lagu dilay qarax shalay ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan halka ugu yaraan 10 kalena ay ku...