Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)

Post

Dad lagu dilay Kalaab habeenkii lagu caweeyo

Nin hubaysan ayaa rasaas ku furay goob habeenkii lagu caweeyo oo ay isugu tagaan dadka isku jinsiga ah ee wax kala raadsada oo ku taal gobolka Colorado ee waddanka Mareykanka, isagoo halkaasi ku dilay shan qof halka 18 kalana ay ku dhaawacmeen.

Post

DF oo joojisay dhoofinta shaqaale Soomaaliyeed

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay go’aan ay ku joojineyso in Shaqaale ama xoogsato Soomaaliyeed la qori karo ama dalka dibadiisa loo dhoofin karo si uu u Shaqeysto, sidoo kalena baabi’isay ruqsadihii iyo shatiyadii hore ee Wasaaradda Shaqada siisay Shirkadaha adeegga shaqosiinta dibedda