Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)

Roobab dabeeylo wata oo ka da’ay Xudur
Post

Roobab dabeeylo wata oo ka da’ay Xudur

Roobab dabeylo xooggan wata oo ka da’ay magaalada Xuddur ee gobolka Bakool ee dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa sababay in qoysas badan ay barakacaan, ka dib markii daadad uu keenay Roobka ay guryaha u galeen.