Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)

Xamsa Barre oo la kulmay ganacsatada Muqdisho
Post

Xamsa Barre oo la kulmay ganacsatada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta ganacsatada Soomaaliyeed la yeeshay kulan ku aaddan doorka ay ku leeyihiin jiheynta dowladnimada casriga ah ee Soomaaliya.