Iyada oo ay Israa'iil sii kordhisay go'doominta ay ku hayso marinka Qaza, isla markaana ay sare u kacday suurto-galnimada dagaal wakhti dheer socda, ayaa dawladda Giriigu waxay sheegtay in laga cabsi qabo qulqulka muhaajiriin cusub oo ka soo cararaya colaadda ka socota Marinka Qaza.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Biden: “Waxaan garab taagannahay Israel”
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Talaadadii wacad ku maray “waxaan garab taagannahay Israel,” xilli Washington ay isku dayeyso inay yareyso xiisadda Bariga Dhexe kadib weerarkii ay Xamas qaaday.
Hogaamiyaha SSC oo qaaday tallaabo ka dhan ah Puntland
Muqdisho (Raxanreeb) — Hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa qaaday tallaabo culus oo ka dhan maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.
Mucaaradka Puntland oo sheegay inay tuutaha qaadanayaan haday bisha Janaayo doorashada dhici weeydo
Maanta waxaa magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad gobaleedka Puntland ka furmay shirka Mucaaradka Puntland, kaas oo ay kaga arrinsanayaan sidii loo aadi lahaa doorasho Madaxweynaha, ka hor 8-da January 2024.
Duqeyn culus oo xalay iyo saakay lagu qaaday Jubada Dhexe
Warrarka ka imaanaya koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in xalay iyo saaka duqeyn xagga cirka ah lagu qaaday magaalooyinka Jilib, Saakow iyo Bu’aale.
Hogaamiyaha Iiraan: ‘Gacanta ayaan ka dhuunkaneynaa kuwii weerarka soo qaaday’
Hogaamiyaha ruuxiga Iiraan, Ayatollah Ali Khamenei, ayaa beeniyay eedeymaha loo soo jeediyay ee ah, in Iiraan ay ku lug lahayd weerarkii ay Xamaas Sabtidii ku qaadeen Israel.
Maxaa ka jira in Taliban ay Xamas kula biireyso dagaalka Israel?
Taalibaan ayaa beenisay warar ku saabsan inay isku dayayaan inay ku biiraan dagaal-yahannada Xamas, kadib markii qoraal been-abuur ah oo lasoo dhigay barta X lagu sheegay in kooxda reer Afghanistan ay dooneyso inay safarto si ay ugu biirto dagaalka.
Hoobiye ku habsaday guri Xildhibaan katirsan BFS uu leeyahay
Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa hoobiye saaka aroortii hore ku dhacay guriga Xildhibaan Maxamed Keerow Maxamed oo ka tirsan golaha shacabka Soomaaliya oo ku yaalla degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.
Ciidamada DF oo ka hortagay waraxyo ay maleegayeen Al-Shabaab
Waraka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay ciidamada dowladda Soomaaliya ay howlgal qorsheysan ka sameeyeen duleedka degmada Janaale, kaas oo lagu beegsaday kooxda Al-Shabaab.
Shiinaha oo jawaab aysan ku farxin Israel ka bixiyey dagaalka Xamas
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Shiinaha ayaa Axaddii ka jawaabtay weerarka lama filaanka ah ee Xamas ay ku qaaday Israel, ayada oo ugu baaqeysa dhammaan dhinacyada inay muujiyaan is-xakameyn, ayada oo qaadaneysa mowqif la mid ah kan Ruushka.









