Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)

DFS oo Minneapolis ka furunaysa Qunsuliyad
Post

DFS oo Minneapolis ka furunaysa Qunsuliyad

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Isaaq Maxamuud Mursal (Isaaq Fanax) oo booqasho ku jooga magaalada Washington D.C. ayaa sheegay in wasaaraddu waddo qorshaha lagu furayo qunsuliyadda safaaradda ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.

Doorasho ka bilaabatay dalka Gabon
Post

Doorasho ka bilaabatay dalka Gabon

Goobaha codbixinta ayaa ka furmay dalka Gabon, halkaasoo madaxweyne Ali Bongo uu doonayo inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxtinimada. Waxaa jira walaac baahsan oo ku saabsan codeynta. Midowga Yurub laguma martiqaadin inay soo diraan goobjoogeyaal waxaana la muujiyay cabsi ku saabsan xadgudubyada xuquuqda aadanaha. Wararka ayaa sheegaya in maamulka Gabon uu sidoo kale diiday codsiyo aqoonsi oo uga yimid saxafiyiinta caalamiga ah.