Sheekha caanka ah ee Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haruun ayaa mar uu ka qayb galayay kulan diimeed ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, sanadkii 2019-kii waxaa uu halkaa ka sheegay taariikdiisa iyo qaar ka mid ah waayihii uu soo maray.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tekolojiyada oo soo jeedisay in la xiro TikTok, Telegram iyo 1xbet
Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa soo jeedisay in la xiro baraha TikTok, Telegram iyo 1xbet, kadib shir wadatashi ee dhinaca badqabka Isgaarsiinta, ilaalinta amniga Internet-ka iyo baraha bulshada oo ay iskugu yimaadeen madaxda wasaradda, hey'adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Madaxda Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka.
Bannaanbaxyo looga soo horjeedo xarigga Jeneraal Sheegoow oo ka dhacay Muqdisho
Magaalada Muqdisho waxaa haatan ka billowday dibadbax ay dhigayaan dadweyne ka careysan xarigga Jeneraal Sheegow oo ay shalay soo xireen ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya.
Kulankii BFS oo baaqday maanta
Kulan xasaasi ah oo ay maanta xildhibaanada Golaha Shacabka ku lahaayeen xarunta Villa Hargeysa ayaa baaqday, sababo la xiriira kooram la’aan, sida uu shaaca ka qaaday guddoonka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.
Booliska oo war kasoo saaray qabashada Jeneraal Sheegoow
Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed, Sadiiq Aadan Doodishe oo shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka warbixiyay dagaalkii xooganaa ee xalay xaafadda Kaawo Godey ee dgemada Dharkenley ku dhex-maray Janeraal Sheegow iyo ciidamada ammaanka, kaas oo dhaliyay khasaare kala duwan.
Xamza oo soo saaray amar la xiriira dagaalka Al-Shabaab
Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayuu faray Hay’adaha Dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada in ay ka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.
Madaxweyne Muuse Biixi, raysal wasare Xamse iyo madaxda kale ee ka hadashay geerida abwaan Jaamac Kadiye
Dad badan oo ay ku jiraan madax kala duwan ayaa ilaa iyo hadda ka hadashay geerida abwaan Jaamac Kadiye oo shalay galab lagu dilay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.
Dibedbaxyaal loo xiray kaniisad ay gubeen dalka Pakistan
In ka badan 100 qof ayaa lagu xiray magaalo ku taal bariga Pakistan ka dib markii kumannaan muslimiin ah ay gubeen kaniisado guryana la burburiyey.
TikTok oo la doonayo in laga mamnuuco Kenya
Codsi la doonayo in barta TikTok looga mamnuuco gudaha Kenya ayaa loo gudbiyay baarlamaanka iyadoo loo sababeynayo inuu horseeday arrimo liddi ku ah hab nolaleedka xasilloonid aku dhisan ee bulshada.
Ciidanka Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay beegsadeen Dad Rayid ah
Shacabka iyo ururada mucaaradka ah ayaa ku eedeyay ciidamada dowladda Itoobiya ee gobolka ugu weyn dalkaas ee Oromia, dilka dad rayad ah xilli meleeshiyaad deegaanka ah ay ciidamadu kula dagaallamayaan gobolka Amxaarada.









