Author: mowliid A (mowliid A)

Lix qof oo culumo ahaa oo lagu dhex dilay Masjid kuyaala magaalada Wardheer ee dowlad deegaanka Soomaalida
Post

Lix qof oo culumo ahaa oo lagu dhex dilay Masjid kuyaala magaalada Wardheer ee dowlad deegaanka Soomaalida

Wardheer (Raxanreeb online) – Waxaa xalay deegaan hoostaga magaalada Wardheer ee katirsan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ka dhacay fal dad badan ka argagaxeen kana caroodeen, kaddib markii wadaado ku sugnaa masjid gudihiisa la weeraray laguna laayay . Sidoo kale, maleeshiyaad hubeysan ayaa la sheegay in gudaha masjidka galeen kuna dhax dileen lix nin oo culumo...

Dagaal udhexeeyay ciidanka Somaliland & SSC-Khatumo oo ka dhacay gobolka Ceyn.
Post

Dagaal udhexeeyay ciidanka Somaliland & SSC-Khatumo oo ka dhacay gobolka Ceyn.

Ceyn (Raxanreeb online) – Dagaal khasaaro kala duwan dhaliyay oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Somaliland iyo kuwa SSC khaatumo ayaa xalay ka dhacay deegaanka Gocondhaale, kaddib markii la sheegay in halkaasi soo weerareen ciidamada Somaliland. iSidoo kale, dagaalka xalay dhax maray ciidamada maamulka Hargeysa iyo kuwa Khaatumo ayaa la sheegay in ay ku dhinteen labo...

Guddiga xuquuqal insaanka Somaliland oo walaac ka muujiyay xaalada Xildhibaan Maxamed Abiib.
Post

Guddiga xuquuqal insaanka Somaliland oo walaac ka muujiyay xaalada Xildhibaan Maxamed Abiib.

Hargeysa (Raxanreeb online) – Xildhibaan Maxamed Abiib oo katirsan golaha Wakiillada maamulka Somaliland, ayaa isbuucii labaad ku xiran xabsi kuyaalla magaalada Hargeysa, mana jirto ilaa hadda wax maxkamad ah oo lasoo taagay xildhibaanka u xiran Madaxtooyada Somaliland. Sidoo kale, Xildhibaanka ayaa xabsi ku jira xilli wali uu wali huwan yahay xasaannadii xildhibaannimo, waxaana dhagaha ka...

Madaxweyne Siciid Deni oo kulan gaar ah laqaatay safiirka Midowga Yurub ee Somalia Mrs Karin.
Post

Madaxweyne Siciid Deni oo kulan gaar ah laqaatay safiirka Midowga Yurub ee Somalia Mrs Karin.

Garoowe (Raxanreeb online) – Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Mrs. Karin Johannson oo booqashadii u horreysay ku tagtay Puntland. Sidoo kale, Kulan waxaa looga wada hadlay guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaanna horumarka ka socda Puntland ee dhinacyada Amniga, dimuqraadiyadda, mashaariicda horumarin,...

Aaden Madoobe manoqon karaa Nabadoon dhex-dhexaadin kara Villa Somalia & Koonfur Galbeed?
Post

Aaden Madoobe manoqon karaa Nabadoon dhex-dhexaadin kara Villa Somalia & Koonfur Galbeed?

Muqdisho (Raxanreeb onlien) – Safarka Raísul Wasaare Xamse Cabdi Barre, uu dhawaan ku tagay magaalada Beydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed, ayeysan kasoo bixin wax natiijo ah oo ay ku qanci karto Villa Soomaaliya. Sidoo kale, Xamse ayaana madaxweynaha Koonfur Galbeed gaarsiiyay farriin uu ka waday madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, waxa uu sidoo...

Xoghayaha fulinta IGAD oo Muqdisho ku yimid wadahadallo heer sare ah oo uu la yeelanayo madaxda Soomaaliya.
Post

Xoghayaha fulinta IGAD oo Muqdisho ku yimid wadahadallo heer sare ah oo uu la yeelanayo madaxda Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Dr. Workneh Gebeyehu, Xoghayaha Fulinta ee Urur Goboleedka IGAD, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo hogaaminaya wafdi ballaaran oo wada hadalo xasaasi ah la yeelanaya madaxda Somaliya. Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde si diiran ugu soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Danjire Axmed Macalin...

Wararkii ugu dambeeyay xiisada ka taagneyd garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso.
Post

Wararkii ugu dambeeyay xiisada ka taagneyd garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso.

Bosaaso (Raxanreeb online) – Waxaa shalay xiisad ka jirtay garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaddib markii halkaasi loo diiday in ay ka degaan diyaarado rakaab siday oo la sheegay in ay ku wajahnaayeen garoonkaasi. Sidoo kale, maamulka Puntland ayaana beeniyay in uu xirmay garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso, waxaana war kasoo baxay wasaaradda...

Alshabaab oo weerar qaraxyo ku bilowday kuqaaday saldhig ciidanka Jubbaland ku leeyihiin Janaay Cabdalle.
Post

Alshabaab oo weerar qaraxyo ku bilowday kuqaaday saldhig ciidanka Jubbaland ku leeyihiin Janaay Cabdalle.

Janaay Cabdalle (Raxanreeb online) – Dagaalyahano katirsan kooxda Alshabaab ayaa saakay weerar xooggan ku qaaday saldhig ay leeyihiin ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland, saldhigyada la weeraray ayaana ku yaalla deegaanka Jannaay Cabdalle ee dhaca duleedka Kismaayo. Sidoo kale, Weerarka Alshabaab ayaana la sheegay in uu ku bilowday qaraxyo, waxaana qaraxyada kaddib kooxda Alshabaab...

Xildhibaano gaaray Baydhabo si ay wada tashiyo muhiim ah uga yeeshaan arrimaha siyaasadda iyo amniga.
Post

Xildhibaano gaaray Baydhabo si ay wada tashiyo muhiim ah uga yeeshaan arrimaha siyaasadda iyo amniga.

Beydhabo (Raxanreeb online) – Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku matalaya deegaanada Koonfur Galbeed ayaa maanta oo Axad ah gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, halkaasi oo uu ka furmayo shir wadatashi ah oo xasaasi ah oo uu ku baaqay Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen. Shirkan ayaa lagu...

Wadahadallada Soomaaliya iyo Itoobiya uga socda magaalada Ankara ayaa laga yaabaa in dib loo dhigo iyadoo uu jiro is mari waaga ka dhashay is afgaradka badda.
Post

Wadahadallada Soomaaliya iyo Itoobiya uga socda magaalada Ankara ayaa laga yaabaa in dib loo dhigo iyadoo uu jiro is mari waaga ka dhashay is afgaradka badda.

Ankara (Raxanreeb online) – Wajiga labaad ee wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya oo 17-ka bishan September lagu waday in uu ka furmo magaalada Ankara ee dalka Turkiga, ayaa waxaa laga yaabaa in dib loo dhigo, sababo la xiriira is mari waaga labada dal u dhaxeeya. Labada dawladood ayaan wali mawqifkooda ka qaadan heshiiska is afgaradka ah...