Masar (Raxanreeb online) – Wasiirka arrimaha dibadda Masar, Badar Abdelatty, ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Masar ay dhawaan u soo diri doonaan Soomaaliya. Wareysi uu dhawaan siiyay AlQahera News ayuu Abdelatty ku sheegay in Masar ay wali ka go’an tahay taageerada Soomaaliya iyo adkeynta amnigeeda. Tani waxay ku soo beegantay toddobaadyo uun ka dib...
Author: mowliid A (mowliid A)
Guddiga Midowga Afrika ee soo socda oo laga yaabo in uu soo bandhigo xirfadahooda maaraynta isku dhaca taas oo ka dhalatay guul-darradii ku timid ururka Midowga Afrika.
Mqudisho (Raxanreeb online) – Guddiga Midowga Afrika ee soo socda oo laga yaabo in uu soo bandhigo xirfadahooda maaraynta isku dhaca taas oo ka dhalatay guul-darradii ku timid ururka Midowga Afrika.Guddiga Midowga Afrika ee soo socda ayaa laga yaabaa in uu soo bandhigo xirfadahooda maaraynta isku dhaca taas oo ka dhalatay guul-darradii ku timid ururka...
ATMIS oo soo bandhigay istaraatijiyadda amniga ka dib maalgelin loo yaboohay
Muqdisho (Raxanreeb online) – Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha siyaasadda iyo dhismaha nabadda Rosemary DiCarlo iyo danjire Souef Mohamed El-Amine oo ah madaxa howlgalka ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maanta wadahadallo heer sare ah ku yeeshay magaalada Muqdisho. Wada-hadalladan ayaa ku saabsanaa is-beddelka amniga ee...
Ayatullah Khumeyni oo sheegay in dhimashada Yaxye Sinwar aysan joojin doonin iska caabinta Isra’iil.
Tehran (KAAB TV) – Hoggaamiyaha ugu sareeya Kacaan Iran Ayatullaahi Cali Khumeyni, ayaa sheegay in dhimashada hoggaamiyaha ururka Xamaas Yahye Sinwar aysan hakin doonin dagaalka iska caabinta ah ay kooxda kula jirto gumeestaha Israa’iil. Sidoo kale, Waxa uu sheegay hoggaamiyaha Iran in dhimashada hoggaamiyaha Xamaas aysan waxba ka beddeli doonin dagaalka ka dhanka ah Israa’iil,...
Wararkii ugu dambeeyay qarax loo adeegsaday bam-gacmeed oo ka dhacay Kismaayo.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Faah-faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax loo adeegsaday bam-gacmeed oo lagu weeraray gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ka ah ee maamul goboleedka Jubbaland. Bamka ayaa rag hubeysan waxay ku tuureen maqaayad ku taalla isgoyska Golol xilli ay ku sugnaayeen dad badan oo shacab ah waxaana ka...
Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle oo ku baaqay in la kala diro dowlad goboleedka Hirshabeelle.
Beledweyne (Raxanreeb online) – Cali C/llaahi Cosoble Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle ayaa ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu kala diro Maamulka Hirshabeelle. “Dadka reer Hiiraan waa ay diideen Hirshabeelle, waxaana cadeynayaa in uu meesha ka baxay isaga oo ah Madaxweynihii ugu horeeyay”ayuu yiri Cosoble oo mar soo noqday Madaxweynihii ugu horeeyay Hirshabeelle Waxa uu...
RW Abiy oo saddex wasiir oo cusub u magacaabay xilalka wasiirnimo.
Addis Ababa (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa maanta magacaabay wasiirro cusub oo ay ka mid yihiin Wasaaraddaha Arrimaha Dibadda, Wasaaradda Cadaaladda, iyo Wasaaradda Dalxiiska. Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa bulshada ku shaaciyay in Gedion Timothewos loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya. Sidoo kale, Guddoomiyihii hore ee Komishanka Maal-gashiga...
SJS oo cambaareysay falkii sharci darada ahaa ee lagu afduubay Wariye Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jakarta).
Muqdisho (Raxanreeb online) – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS waxa uu cambaareynayaa falkii sharci darada ahaa ee lagu afduubay Wariye Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jakarta) oo ka tirsanaa SJS, kaasi oo goor hore ay Ciidamo ka tirsan Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ay xoog kaga kaxeysteen gurigiisa oo ku yaala degmada Boondheere. subaxnimadii...
DEG DEG: Qarax is-miidaamin ah oo goordhow ka dhacay Iskuul Booliisiya.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Qof ismiidaamiye ah ayaa isku qarxiyey maqaayad ay fariistaan Ciidanka iyo saraakiisha Booliiska oo ku taala gudaha xerada Iskuul Booliisiya ee magaalada Muqdisho. Dhimasho iyo dhaawacyo badan ayaa jira waxaana gudaha ka socota rasaas, sida ay Shabelle u sheegeen ilo wareedyo xilkas ah. Meydka iyo Dhaawaca ayaa la kala guri la’yahay...
ATMIS oo ku wareejisay Saldhigga Howlgalka ee Kudhaa ee Kismaayo Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku wareejiyay Ciidanka Kenya ee qeybta ka ah howlgalka Kudhaay ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, taasi oo muujineysa guul weyn oo laga gaaray wajiga 3-aad ee dhimista ciidamada. Wareejintan ayaa qeyb ka ah wejiga 3-aad ee dhimista ciidamada, iyadoo ujeedadu...









