Author: mowliid A (mowliid A)

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Beydhabo.
Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Beydhabo.

Beydhabo (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Sidoo kale, Safarka Ra’iisul Wasaaraha ayaa qayb ka ah dadaallada xoojinta wada shaqaynta dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...

Xamse Cabdi Barre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo saacadaha soo socdo ku wajahan magaalada Beydhabo.
Post

Xamse Cabdi Barre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo saacadaha soo socdo ku wajahan magaalada Beydhabo.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi la socda, ayaa maanta la filayaa in ay gaaraan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed, waxaana halkaasi ka socda qaban qaabada soo dhaweynta wafdiga Ra’isul Wasaaraha. Sida wararku sheegayaan Xamse, ayaa u tagaya magaalada Baydhabo sidii uu ula...

Daiyaarad aan nooceeda horay loo arkin oo ka degtay garoonka diyaaradaha Heathrow ee dalka Ingiriiska.
Post

Daiyaarad aan nooceeda horay loo arkin oo ka degtay garoonka diyaaradaha Heathrow ee dalka Ingiriiska.

Heathrow (Raxanreeb online) – Warbaahinta caalamka qaarkood iyo baraha bulshada ayaa si weyn looga hadal hayaa, diyaarad nuuceeda aan horey loo arag dad badana ku tilmaameen mid layaab leh, ayaa ka degtay garoonka diyaaradaha Heathrow ee dalka Ingiriiska. Sidoo kale, diyaarada Airbus Beluga ee loogu magac daray ‘diyaaradda adduunka ugu yaabka badan’ ayaa ka duushay...

Jabuuti oo sheegtay inay Itoobiya siinayso heshiis dekedeed.
Post

Jabuuti oo sheegtay inay Itoobiya siinayso heshiis dekedeed.

Jabuuti (Raxanreeb online) – Jabuuti ayaa sheegtay inay u bandhigtay Addis Ababa heshiis ay ku qaybsanayso dekedda, tallaabadaas oo lagu doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda ka dhex aloosan dalalka Geeska Afrika ee Itoobiya iyo Soomaaliya. Xidhiidhka Muqdisho iyo Addis Ababa ayaa aad u xumaaday tan iyo markii Itoobiya ay bishii January heshiis muran badan dhalisay...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo gaaray magaalada Qaahira
Post

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo gaaray magaalada Qaahira

Qaahira (Raxanreeb online) – Wasiirka arrimaha dibadda Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta gaaray magaalada Qaahira si uu uga qeyb galo shirka 162-aad ee Golaha Jaamacadda Carabta, kaas oo isugu yimid heer wasiir. Shirkan oo ah mid si heersare ah loo soo agaasimay, kana soo horjeeday Xaruntii Jaamacadda Carabta ee taariikhiga ahayd, ayaa lagu wadaa in...

34777
Post

 Muqdisho (Raxanreeb online) – Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa xukunno kala duwan ku riday 7-askari oo ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka, kuwaasi oo lagu soo eedeeyay dil, qalqal amni iyo ku xadgudub dhul dowladeed. Eedeymahan ayaa ka dhashay dagaal ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed, kaasoo sababay dhimashada hal qof...

Saraakiisha CID-da Soomaaliya oo tababar gaar ah oo ku saabsan dambi barista uga bilaabay Serbia.
Post

Saraakiisha CID-da Soomaaliya oo tababar gaar ah oo ku saabsan dambi barista uga bilaabay Serbia.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Ciidamo cusub oo ka tirsan booliiska Soomaaliya oo ka tirsan waaxda dambi baarista ee CID ayaa tababar gaar ah uga furmay dalka Serbia. Barnaamijka, oo lagu qabtay Xarunta Tababarka ee Goć ee Serbia, waxaa loogu talagalay in lagu qalabeeyo saraakiisha baarista dembiyada sare iyo xirfadaha fulinta sharciga. Saraakiisha CID-da waxay mari...

Musharax madaxweyne Afrikaan ah oo 7 sano xabsi lagu xukumay.
Post

Musharax madaxweyne Afrikaan ah oo 7 sano xabsi lagu xukumay.

Nairobi (Raxanreeb online) – Mohammed Abduba Dida, oo hore ugu tartamay madaxweynenimada dalka Kenya, ayaa xabsi ku dhameysanaya 7 sano oo uu ku jiro gobolka Illinois, dalka  Mareykanka. Waxaa lagu helay dambi ah inuu ku “raad joogay qof, uuna hanjabaad u diray”. Waxaa loo badinayaa inuu ahaa qof xiriir kala dhexeeyay. Dida, oo 49 jir...

Ciidamada Itoobiya oo la wareegay garoomo diyaaradeed oo ku yaalla gobolka Gedo.
Post

Ciidamada Itoobiya oo la wareegay garoomo diyaaradeed oo ku yaalla gobolka Gedo.

Gedo (Raxanreeb online) – Ciidamada Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in ay la wareegeen garoomo muhiim ah oo ku yaalla gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya sida Luuq, Doolow iyo Baardheere, kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in dowladda federaalka Soomaaliya ay qorsheyneyso in ciidamo ka socda Masaarida la geeyo deegaanada dhaca xadka Soomaaliya. Dhaqdhaqaaqa...

Madaxweyne Laftagareen oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Beydhabo.
Post

Madaxweyne Laftagareen oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Beydhabo.

Beydhabo (Raxanreeb online) – Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa dalka dibaddisa, ayaa si diiran loogu soo dhoweyey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo uu dib ugu laabtay. Sisoo kale, masuuliyiin katirsan maamulka Koonfur Galbeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan...