Washington (Raxanreeb online) – Warar ay dadweynuhu ku faafiyeen baraha bulshada oo ay ka soo xiganayeen ilo u muuqda in xukuumadda Xasan Sheekh Maxamuud ay mawqif adag ka taagan tahay Itoobiya oo ay xataa u jihayso in ay sheegato dhulka Soomaalida Ogaadeenya ee Itoobiya. Balse Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa inuu rajo wanaagsan ka muujinayo...
Author: mowliid A (mowliid A)
Madaxda Galmudug iyo Puntland oo xoojiyay iskaashiga dhinacyada amniga iyo horumarka.
Gaalkacyo (Raxanreeb online) – Madaxda maamul goboleedyada Galmudug iyo Puntland Axmed Cabdi Kaariye iyo Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay shir guddoominayay shir heerkiisu sareeyo oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ee magaalada Gaalkacyo. Kulanka oo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin kala duwan oo ka kala socday labada maamul ayaa diiradda lagu saaray sidii la isaga...
Dowladda Itoobiya oo walaac kamuujisay dib uhabeynta lagu sameynaayo howlgalka midowga Africa.
Addis Ababa (Raxanreeb online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Itoobiya Danjire Taye Atske-Selassie ayaa xafiiskiisa magaalada Adis Ababa ku qaabilay danjire Mike Hammer oo ah ergeyga gaarka ah ee dowladda Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika. Wasiirka iyo Ergayga Mareykanka ayaa kawada hadlay arrimo badan oo khuseeya xaalada siyaasadeed iyo midda amni ee ka taagan geeska...
Ukraine oo loo fasixi doono Gantaalada ridada dhaadheer si ay ugu adeegsato dagaalka Ruushka kula jirto.
Ukrain (Raxanreeb online) – Dowladaha reer Galbeedka, ayaa ka fikiraya sidii ciidamada dowladda Ukraine loogu fasixi lahaa in daaalka ay kula jiraan ciidamada milatariga Ruushka u adeegsadaan gantaalada halista badan ee riddada dheer ee Ukraine loogu deeqay. Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo la kulmay Ra’isuil Wasaaraha dalka Inguriiska Keir Starmer, ayaa kawada hadlay sidii ay...
Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre oo Baydhabo kulan kula qaatay Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed.
Beydhabo (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shir guddoominayay kulan xasaasi ah oo uu magaalada Baydhabo kula qaatay Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dardargelin lahaa iskaashiga iyo wax ka qabashada arrimaha muhiimka ah sida xasilloonida siyaasadda, kobaca dhaqaalaha, iyo amniga, iyadoo...
Madaxweyne Qoor Qoor oo xilka ka qaaday Wasiirka warfaafinta Galmudug + Sababta.
Galmudug (Raxanreeb online) – Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, ayaa wareegto uu xalay soo saaray xilka uga qaaday Wasiirkii Warfaafinta maamulkaasi Abshir Cabdi Sheekow, oo kamid ahaa wasiirrada aadka ugu dhawaa Madaxweynaha. Sidoo kale, Wareegtada uu soo saaray madaxweyne Qoorqoor ayuu xilka Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Galmudug ugu magacaabay siyaasi Cali Maxamuud Faarax...
Dagaal culus oo udhexeeyo labo maleeshiyo Beeleed oo ka socdo gobolka Mudug.
Galmudug (Raxanreeb online) – Dagaal xooggan oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa saakay dib uga qarxay degaanka Buq oo wax yar u jira degmada Towfiiq ee gobolka Mudug ee dhinaca Puntland, waxa uuna dagaalkaan daba socdaa dagaal kale oo shalay agaasi ka dhacay. Sidoo kale, dadka deegaanka ayaa kusoo waramaya in labada maleeshiyo beeleed...
Madaxweynihii hore ee dalka Peru Alberto Fujimori oo geeriyooday muddo uu laxanuusanaa cudurka Kansarka.
Peru (Raxanreeb online) – Madaxweynihii hore ee dalka Peru, Alberto Fujimori, oo caan ku noqday doorki uu ka ciyaaray horumarinta dhaqaalaha dalkaasi, balse marki danbe xabsi u galay gabood falo ka dhan ah xuquuqda aadanaha ayaa Arbacadi geeriyooday. Gabadha uu dhalay Fujimori, Madaxweyne Keiko Fujimori ayaa qoraal ay ku daabcday barta X ku leedahay ku...
Somaliland: Dhameystirka heshiiskii Itoobiya ayaan saxiixi doonaa dhowaan
Hargeysa (Raxanreeb online) – Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa maanta diblomaasiyiinta ku sugan Hargeysa la wadaagay, iyagoo ku dhawaaqay in heshiiskii Isfahamka (MoU) ee Somaliland iyo Itoobiya la soo gabagabeeyay, waxaana la filayaa in heshiis sharci ah oo rasmi ah dhowaan la saxiixo. Tani waa warbixintii labaad ee weyn ee la xiriirta MoU-ga, tan iyo markii markii...
Heshiis horudhac ah oo lagu soo afjaray colaad beeleed ka dhacday Galgaduud.
Gaalkacyo (Raxanreeb online) – Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa qaaday tallaabo muhiim ah oo dhanka nabadda ah iyadoo heshiis horudhac ah oo xabad joojin ah laga gaaray colaadii u dhaxeysay labo beelood oo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaanada Baliseenyoolle iyo Ina Jiirow oo ka kala tirsan degmooyinka Cadaado iyo Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Wasiiro iyo...









