Category: Fikrado

Home » Fikrado » Page 6
Geeddi Caano leh hasa yeeshee Yuusan Inoo Dhalin ‘Haamo DHiig ah
Post

Geeddi Caano leh hasa yeeshee Yuusan Inoo Dhalin ‘Haamo DHiig ah

Garoowe (Raxanreeb ) Dadka Soomaaliyeed waxay isugu sheekeeyaan inay yihiin dad caqli badan, anigu nafteyda waan rumeysanahay arrinkaas, waxaana filayaa inuu yahay hadal dhab ah oo jira, hasa yeeshee mararka qaarkood ay ka xoog badantahay Qar Iska Xoornimmada qofka Soomaaliga ah!…Waxaa kaloo caqli badnaantaas mararka qaarkood qariya rabitaanka qofka oo gaara heer uusan wax kale...

WAR TOLOW COLKA JOOJA !
Post

WAR TOLOW COLKA JOOJA !

Garoowe (Raxanreeb ) Maqaalkaan waxaan si gaaban intii karaankayga ah kaga hadlayaa xaalka cakiran ee ka jira Puntland ka dib markay soo dhowaatay mudadii qori isu dhiibka xukunka Puntland. Waxaa soo dhowaaday xilliga ay ku ekayd mudada madaxweynaha talada haya ee 5 sano ahayd ee uu hogaaminayey shicibka reer Puntland. Sharciyan in uu sii joogo...

DAMACA Xasan ee wax ka bedelka Dastuurka & Doorka mucaaradka
Post

DAMACA Xasan ee wax ka bedelka Dastuurka & Doorka mucaaradka

Muqdisho ( Raxanreeb ) MD Xasan Sheekh ayaa olole ugu jira sidii wax loogu bedeli lahaa Dastuurka KMG ah ee dalka taas oo uu kal kulmayo dhaleecayn isla markaana lagu tilmaamay siyaasad qar iska tuurnima ah. Qorshaha Xasan Sheekh ee Dastuurka iyo awooda in loo raro Madaxwaynaha meeshana laga saaro awooda Ra’iisalwasaaraha waxa loo arkaa...

Duqeynta Gaza, Masoo Dedejin Doontaa Masharuucii Falastiiniyiinta Loogu Rarayey Dal Kale?
Post

Duqeynta Gaza, Masoo Dedejin Doontaa Masharuucii Falastiiniyiinta Loogu Rarayey Dal Kale?

Israel ayaa duqeyn xooggan ka fulinayso Gaza kadib weerarkii ay Xamaas ka fuliyeen goobo ay Israa’iiliyiintu ka degan yihiin hareeraha magaalada Gaza horraantii todobaadkan. Khasaaraha, dhanka Isra’eil waxaa la sheegayaa 1,200 oo u badan shicib, dhaawacuna uu kor u dhaafay 3,000, halka duqeynta diyaaradaha Isra’il ay dileen ilaa hadda in ka badan 1,000 oo Falastiiniyiin...

Saameyn miyuu Soomaaliya ku yeelan karaa hadalkii Raysal wasaare Xamse ee Xamaas?
Post

Saameyn miyuu Soomaaliya ku yeelan karaa hadalkii Raysal wasaare Xamse ee Xamaas?

Kadib muddo bil ah oo uu socday dagaalka Xamaas iyo Israa’iil, dawladda Soomaaliya ayaa ka hadashay, iyada oo raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre uu taageero u muujiyey ururka Xamaas oo ay qaar ka mid ah dalwdaha Reer-galbeedku u aqoonsan yihiin argagixiso. Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa Talaadadii ka hadlay qadiyaddan isaga oo khudbad ka hor...

The Latest Blunder of the Speaker of the Somali Parliament
Post

The Latest Blunder of the Speaker of the Somali Parliament

Recently we have witnessed Somalia’s latest blunder at the IPU election that took place in Luanda, Angola.  The Inter-parliamentary union (IPU) fosters cooperation among nations. It provides for lawmakers a space to discuss and find a consensus on pressing matters such as human rights, sustainable development, and peace-building efforts. Furthermore, IPU provides technical assistance to...

Colaadihii Hore Cashar Laguma Qaadan Miyaa?
Post

Colaadihii Hore Cashar Laguma Qaadan Miyaa?

Nairobi (Raxanreeb ) Nasiib darro waxaa ah in maanta oo dunida ay amuuro kale ka socdaan, ayna jiraan khataro kale oo saameyn kara nolosha aadanaha oo dhan, Soomaaliyana ay ku jirto dagaal howl ugu filan, dagaalka Khawaarijta, ay Colaado sokeeye dalka ka aloosmaan. Sida fahamkeygu ii sheegayo, colaadaha iyo dilalka ka dhex dhacaya dadka walaalaha...

Haddii Puntland dagaal uu ka dhaco yaa faa’idaya ?
Post

Haddii Puntland dagaal uu ka dhaco yaa faa’idaya ?

Garoowe (Raxanreeb ) Uma jeedno dad fiiro dheer leh oo qiimayn kara meesha loo socdo iyo waxa laga yeelayo hadii xukunka laysku qabsado ama kan kursiga fadhiyaa damco inuu xoog cid ku muquuniyo. Puntland maanta waxaa ka jira Nugayl amni,mid dhaqaale iyo mid Siyaasaded.Sidaa darteed hadii xabadu qoriga afkiisa ka baxdo waxaan been ahayn inaanay...

Mala-jooga  waqtigii MD Xasan  Sheekh u soo  laaban lahaa Tolkiisa ?
Post

Mala-jooga  waqtigii MD Xasan  Sheekh u soo  laaban lahaa Tolkiisa ?

Muqdisho (Raxanreeb)  Madaxwaynaha Dowladda  Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kowsaday bilowgiiba doorashadiisa ka dib dagaal beeleedyo ka dilaacay meelo badan oo dalka ah . Gobolada Shabeelaha dhexe ,Hiiraan , Mudug iyo Galgaduud ayaa ah meelaha ugu badan ee colaadahan ka dhacay isla markaana la kowsaday doorashada Madaxwaynaha hadda dalka haya Xasan...

Rucbi xooggan oo ku dhacay Milatariga Israel iyo Jihooyin Cusub oo Dagaal oo ku furmi kara
Post

Rucbi xooggan oo ku dhacay Milatariga Israel iyo Jihooyin Cusub oo Dagaal oo ku furmi kara

Tel Aviv (Raxanreeb ) Kadib, hawlgalkii duufaanta Al-Aqsa ee shalay gilgilay dareenka dadka Yuhuuda iyo dalalka isbahaysiga la ah, ayaa waxay maamulka Israel walaac xooggan ka muujiyeen duqeymihii madaafiicda ee ay ururka Xisbullaahi Lubnaan la beegsadeen xero milliteri oo ku taalla meel ku dhow xuduudka dalka Lubnaan. Ilo-wareedyo Milliteri ayaa xaqiijiyey in ay maamulka Israel...