Category: Fikrado

Home » Fikrado » Page 9
Post

Magac u yaalka “Beesha Caalamka” waa shaati Burcadnimo oo Soomaaliya loo soo huwaday! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Wali waxaa laga fekerayaa sidii laynoo soo heysan lahaa!Kuwa aan madaxda u naqaana waxay ku faraxsanyihiin inaydulaal ka ahaadaan haysashada iyo joogitaanka cadowgaee dalka! shacabkii iska celin lahaana iyagaa beenu sheegay oo yiri dowlad baan nahay! Haddii aan maxmiyad nahay oo laynoo cadeyn lahaa in nimanka isku magacaabay Golaha Ammaanka Qarammada Midoobay ay xoog ku...

FALCELIN LAYAAB LEH : Dacasleey iyo Dowladnimo Maxaa Kala Heysta !
Post

FALCELIN LAYAAB LEH : Dacasleey iyo Dowladnimo Maxaa Kala Heysta !

Muqdisho (Raxanreeb) Hay’adda aan ka soo shaqeeyey. 1) Waajibaadkeeda kuma jirin qabasho dakhli ama wax lacag qabasho ah; 2) Sanad kasta, laba heer oo baaris Hanti-dhowr ah ayaa lagu sameynayey hay’adda (Hanti-dhowr guud iyo midka gudaha), mana jirin wax dayac ama xoolo maqan ah oo la sheegey; 3) Shaqada hay’adda waxaan qoraal ku wareejiyey sanado...

Post

Gavin ujeeddadiisu waa dhameystirka qorshihii guumeystihii ka tegay! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Gavin ujeeddadiisu waa dhameystirka qorshihii guumeystihii ka tegay!Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaanalle_yaqaan99@yahoo.co.uk Haddii uu Ingiriisku ahaan jiray boqortooyo aysan qoraxda ka dhicin innagu kuwii beeniyay baan ahayn! Ingiriis wuxuu wali daba joogaa raad uu dhaxlay, iyo gacan haadin gudaha Soomaaliya ka jirta! Baarlamanka ingiriisku maalin kasta wuxuu shaqo ka dhigtay inuu ka hadlo Somaliland waxa loogu yeero...

Mardhow Jubbaland waxay noqon gobolka 47aad ee Kenya!!
Post

Mardhow Jubbaland waxay noqon gobolka 47aad ee Kenya!!

Muqdisho (Raxanreeb ) Jubbaland waa boog siyaasadeed  oo Somaaliya ku taalla qaabka ay hadda u taallo oo ah in qof shaqsi ah leeyahay. Dadka ku dhibban kali ah ma ah reer Gedo ee waa soomaali oo dhan. Ayada oo loo dabbaal degayo 63 guurada Soomaliya, ayay 2dii nin ee ugu sarreysan ciidanka Kenya kulan la...

 Habow Siyaasadeed  – Hassan Sheekh – Waa nin hal seegtay.
Post

 Habow Siyaasadeed  – Hassan Sheekh – Waa nin hal seegtay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Xasan Sheekh Maxamuud oo talada dalka jooga sanad & bilooyin ayaa ku gudbi waayay dhawr jidgooyo siyaasadeed oo haddii uu ku guulaysan lahaa tusaale wanaagsan u noqon lahayd dowladiisa inta u dhiman. Madaxawayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilowgiiba la kowsaday caqabadaha beelaha ee tabashada ka qaba dowladiisa taas oo keentay in Hotelada...

AARAN-JAAN mooyaanee ,Geeddi Caano leh baa loo guuray oo la degay !
Post

AARAN-JAAN mooyaanee ,Geeddi Caano leh baa loo guuray oo la degay !

Garoowe (Raxanreeb ) Geeddi Caano Leh! Ummaddu waa dhaqaaqday waxayna degtay rug raali lagu wada yahay rabina lagu sugo! Xuquuq ka maqneyd bay haleen…Taladii dalka kaallintii ay ku lahaayeen baa maanta soo bidhaameysa! Oo waa in codkoodu yahay midka uu ninka talinaya ku yimid! Hadda waacodkaas keliya! dad-weynuhu xooggooda iyo saameynta siyaasadeed ee ay leeyihiin...

SAWIRKA: Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.
Post

AAW ‘’ Puntland maanta guul ku dayasho mudan ayay gaartay ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay doorashada golaha deegaanka ee dadka codkooda dhiibanaya maanta ee ka socota deegaanada maamulka Puntland. Shakuur waxa uu sheegay in guul u soo hoyatay ay tahay shacabka Puntland doorashada qof iyo cod ee dadka codkooda dhiibaya si ay u doortaan qofkii hoggaamin lahaa. ‘’Waxaan u hambalyeynayaa...

FAALLO : Bandhigyada Hay’adda NISA  Waa karti xumo ?!!
Post

FAALLO : Bandhigyada Hay’adda NISA  Waa karti xumo ?!!

Muqdisho (Raxanreeb ) Hufnaanto shaqo ee Hay’adda NISA ayay dad badan aaminsan yihiin in shaki badan ay galin karto bandhigyada   lagu xayaysiinayo shaqada Hay’adda oo xargaha goystay. Dhallinyaro , isticmaasha baraha bulshada ee ku wanaagsan dacaayadaha ayay Hay’addu howlgalisay bedelkii xoogga ay saari lahayn shaqadeeda saxda ah ee xooraansiga iyo keenista xog lagu duuli karo...

Post

Fursadda Nabadeed ee Dagaalka Laascaanood Waa Biixi oo Ciidankiisa Oog Geeya-Maqaal

Laascanood (Raxanreeb ) Colaadda Laascaanood ka bilaabantay bishii Febraayo 6-deedii ee sannadkan 2023 ilaa haddana socotaa, xal in loo helo daayoo, xataa waan-waan baan muuqan. Alloow noo naga soo qabooji. Haddaba sida uu sheegay safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, md Biixi keliya ayaa awoodeeda leh inuu soo af-jaro colaaddaas. Sidoo kalena isaga ayey ku xidhan yahay...