24 Juun 1812 ayuu Napoleon Bonaparte kala gudbay xuduuda wabiga Neman, ciidankiisa Grande Armée, si’uu usoo qabsado Ruushka oo ballamo uga baxay, uguna soo dhigo cashar Czar Alexander 1, boqorkii Ruushka. Qaar kamida wasiiradiisi ayaa udigay oo kuyiri Ruushku waa dal ballaaran mana wada qabsan karno, balse Napoleon oo ahaa nooca insaanka u sameysan inuu...
Category: Idmanayaal
Soomaaliya : Cudur Beec ah ah ayaa laga heli karaa !!
Muqdisho (Raxanreeb )- Dalka waxaa ku soo batay Cuduro ay ka mid yihiin, Gaas Calooleed, kaadida oo la ceshan waayo Qofkii oo aan Sokorow iyo Burustaato qabin, Neef tuu’r, xididada oo Xirmo, Saxarada oo is bedesho iyo Xanuuno kale oo Dalka ku cusub Saqiir iyo Kabiirba. Maanta waxaa ii suura gashay in aan Baaritaan Hor...
Dowladda oo lagu yiri ” Haddii xishood lahayn waxaad doonto sameey”- Falcelinta Quburaha la faagay.
Muqdisho (Raxanreeb )- Maanta Dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faagtay qabuuraha iskuul Buliya oo ay ku aasan yihiin maydad badan. Dhulkan ayaa la sheegay in dowladda ay ku wareejisay ganacsato isla markaana laga samayn doono dhismayaal waxaana ka dhashay falkaan facelin xoogan. Qoraal uu soo saaray siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayuu ku...
XAMAR WAXAA LEH NINKII GURI KU LEH!
Muqdisho (Raxanreeb)- Qormadani, waa mid xanbaarsan carin iyo maangodlin dadweyne, maaha mid lagu dhaliilayo cid gaar ah, waa qormo muujinaysa hoggaamin xumida gobolka Banaadir haysata, waa qormo tilmaameysa gudasha la’aanta iyo marnaanta dadka loo dooray, waa qormo ifineysa in aan loo baahnayn gudoomiye gobol oo ku mashquulsan dharka gabdhaha soo koraya iyo timaha wiilasha kurayga...
Xog & Xaqiiqo : Shirqoolkii Ceeldheer – Maxaa dhacay ?
Muqdisho (Raxanreeb )- Xilli hiraaboodkii shalay (Sabti) waxay Shabaabku weerar afar dhinac ah ku qaadeen deegaanka Ceeldheer oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Waxaa hadda soo baxaya xog muujineysa qaabka weerarku u dhacay, khasaaraha iyo sida loo shirqoolay askarta isugu jirtay ciidamada Turkigu iyo Masar tababareen, qaar ka haray ciidankii laga keenay Eritrea...
Maxaa naga si ah Soomaaliyeey?
Nairobi (Raxanreeb )-Soomaalidu waa ahlu towhiid, sadaqada iyo Salaaddana waan ku fiicanahey, oo dunida meel kasta ood gaarto, masaakintu qofka Soomaaliga ah way ku soo shirayaan, masaajiddadana Soomaali uunbaa buuxda, xajkana waanba isku feernaa sidaan u buuxno, welina waxbaa si naga ah! Aniga aragtideyda, waxaa naga maqan mabda’a midnimo iyo wadajir, oo qof kasta wuxuu...
𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐃𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 : 𝗙𝗮𝗵𝗮𝗺𝗸𝗮 𝗗𝗲𝗲𝗴𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮
Muqdisho (Raxanreeb )- Deegaanku waxa uu ka kooban yahay waxyaabo dabiici ah ee aynu ku nool nahay ama nagu hareeraysan, oo ay ka mid yihiin; hawada aan neefsaneyno, biyaha aan cabno, ciidda aan ku nool nahay [ku dul-noolnahay], iyo noolaha innaga inala-nool. Waa nidaam isku dhafan oo isku tiirsan oo taageera nolosha dhulka. Nasiib darro,...
Mowjadaha Halista ah ee Dul Hoganaya DFS ee Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud
Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Federaalka Soomaliya (DFS) ee Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud oo 2 sano jirsatay waxaa dul hoganaya mowjado siyasadeed, dhaqaale, iyo nabadgelyo oo khatar ku ah geedisocodka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS). Tilmaamaha mowjadahaas waxaa ka mid ah: 1. Hakadka iyo Walaaca Xoogan ee laga qabo Gulufka Ciribtirka Al Shabab wejigii kowaad ee Hirshabelle iyo...
FAALLO : Laftagareen ciidanka Itoobiya maku hayn karaa KGS ama isaga bixi doona ?.
Baydhabo (Raxanreeb )- Lama filaan ayay ku noqotay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya hadal ka soo yeeray saacadihii la soo dhaafay maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ee looga hadlay arrimaha Itoobiya. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Itoobiya ay u aragto , caqabad hortaagan dhismaha ciidanka & dowladnimada isla markaana ay ku soo duushay madax banaanida...
1911 Fashilkii Damaca Badda Cas ee Lij Iyasu Iyo Kan 2024 Abiy Axmed Cali!
Muqdisho (Raxanreeb )-Damaca Itoobiya iyo heshiiska ay dhowaan shaacisay ee ay ku sheegtay in dhul iyo bad Soomaaliyeed ku helayso ayaan ahayn wax cusub sida waqtigu noo sheegayo. Tan iyo 1991-dii waddan la dayacay oo sida hilib ceeriin meel bannaan ah u yaal ayaan shaki ku jirin in cid walba damac ka soo galayo, taasna...