Category: Warar

Home » Warar » Page 133
Xuutiyiinta oo weerarar ku qaaday garoonka diyaaradaha Tel Aviv.
Post

Xuutiyiinta oo weerarar ku qaaday garoonka diyaaradaha Tel Aviv.

Tel Aviv (Raxanreeb online) –Xuutiyiinta Yemen ee ay taageerto Iran ayaa sheegay Talaadadii in ay laba gantaal ku rideen Israa’iil, saacado kaddib markii milatariga Israa’iil ay sheegeen in ay qabteen gantaal laga soo tuuray dalkaas. “Weerarka koowaad waxa lagu beegsaday gegida diyaaradaha ee Ben Gurion” ee ku taal magaalada Tel Aviv, kan labaadna waxa lagu...

Madaxweyne Siisi oo war ka soo saaray heshiiska Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
Post

Madaxweyne Siisi oo war ka soo saaray heshiiska Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya

Qaahira(Raxanreeb online) – Madaxweynaha Masar Cabdifataax El-Sisi ayaa sheegay in uu si dhow ula socdo heshiiskii Ankara ay ku gaareen Itoobiya iyo Soomaaliya. Sida laga soo xigtay madaxtooyadda Masar, Sisi ayaa Sabtidii wada hadal dhanka taleefoonka ah la yeeshay dhiggiisa Faransiiska Emmanuel Macron, isagoo u sheegay inuu rajeynayo in heshiiska dhawaan la gaaray uu gacan...

Dowladda Burundi oo khiyaano ku tilmaamtay in howlgalka cusub ee AUSSOM laga reebo
Post

Dowladda Burundi oo khiyaano ku tilmaamtay in howlgalka cusub ee AUSSOM laga reebo

Bujumbura (Raxanreeb online) – Dowladda Burundi ayaa gabi ahaanba isaga hartay howlgalka Midowga Afrika ee xasilinta Soomaaliya ee AUSSOM, iyadoo sabab uga dhigtay khilaaf weyn oo ka dhashay tirada ciidamada loo qoondeeyey oo ay ku tilmaantay khiyaano dhinaca Soomaaliya uga timaaday. Sidoo kale, arrintan ayaa banaanta timid kaddib markii Soomaaliya ay u qoondeysay Burundi kaliya...

Wadamo badan oo looga dabaal degay sanadka cusub ee 2025
Post

Wadamo badan oo looga dabaal degay sanadka cusub ee 2025

Australia (Raxanreeb online) – Dalal ka tirsan caalamka ayaa bilaabay dabaaldegyo waaweyn oo lagu soo dhoweynayo sanadka cusub ee 2025-ka oo wadamadii ugu horeeyey ka curtay. Sidoo kale, Labada dal ee Australia iyo New Zealand oo ah dalalka ugu horeeyey ee sanadka cusub uu ka bilowday ayaa waxaa ka dhacay dabaalgeyo waaweyn. Dhanka kale, Magaalooyinka Auckland...

MW Deni oo magacaabay guddiga daryeelka dhaawacyadii Ciidamada hawlgalka ciribtirka
Post

MW Deni oo magacaabay guddiga daryeelka dhaawacyadii Ciidamada hawlgalka ciribtirka

Garoowe (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay guddiga taakulaynta iyo daryeelka dhaawacyada ciidamada ee hawlgalka ciribtirka argagixisada ee Puntland ka bilaabanaya. Sidoo kale, Guddigan cusub uu magacaabay Madaxweyne Siciid Deni, ayaa isugu jira wasiirro katirsan maamulkiisa iyo guddoomiyaal gobol iyo degmo, kuwaa oo si gaar ah...

Wasiir arrimaha gudaha DF oo shaaciyay habka ay udhaceyso doorasho qof iyo cod ah
Post

Wasiir arrimaha gudaha DF oo shaaciyay habka ay udhaceyso doorasho qof iyo cod ah

Dhuusamareeb (Raxanreeb online) – Wasiirka Arrimaha Gudaha DF Xildhibaan Cali Yuusuf (Cali Xoosh) iyo masuuliyiin kale oo xalay magaalada Dhuusamareeb kulan kula yeeshay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka deegaanada Galmudug. Sidoo kale, Wasiirka ayaa odayaasha lawadaagay in dowladda federaalka Soomaaliya ay diyaarisay shuruucda iyo habraacyada doorasho qof iyo cod ah, isla markaana iyadoo kaashanaysa Dowlad...

Ajaaniib lagu dilay weerarkii saakey ka dhacay Dharjaale iyo Puntland oo war kasoo saartay
Post

Ajaaniib lagu dilay weerarkii saakey ka dhacay Dharjaale iyo Puntland oo war kasoo saartay

Bosaaso (Raxanreeb online) – Dagaallamayaal katirsan kooxda Daacish oo isugu jiray Soomaali iyo ajaaniib, ayaa saakay weerar xooggan oo ku bilowday qarax ismiidaamin ah waxa ay kusoo qaadeen fariisin ay ciidanka difaaca Puntland ku leeyihiin deegaanka Dharjaalle ee gobolka Bari. Sidoo kale, Weerarkan ayaa dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala...

Xuutiyiinta Yemen oo gantaal ku riday Israa’iil
Post

Xuutiyiinta Yemen oo gantaal ku riday Israa’iil

Bosaaso (Raxanreeb online) –  Kooxda Xuutiyiinta ee Yemen ayaa la sheegay inay gantaal ku rideen dhanka Israa’iil, kaasoo dul maray hawada Soomaaliya. Dowladda Israa’iil ayaa maanta oo Talaado ah xaqiijisay inay ku guuleysteen ka hortagga gantaal laga soo riday Yemen ka hor inta uusan gudaha u gelin Israa’iil. Tani waxay keentay in la maqlo codadka...

Ruushka iyo Ukraine oo maxaabiis is dhaafsaday xili wali dagaalka uusan dhamaanin
Post

Ruushka iyo Ukraine oo maxaabiis is dhaafsaday xili wali dagaalka uusan dhamaanin

Ukraine (Raxanreeb online) – Ukraine iyo Ruushka ayaa Isniintii isweydaarsaday maxaabiis dagaal, iyadoo labada dhinac ay dib isugu celiyeen in ka badan 300 oo maxaabiis hore ah. Sidoo kale, Kyiv ayaa dalka keentay 189 maxaabis oo hore, sida uu sheegay madaxweyne Zelensky, halka wasaaradda Ruushku ay sheegtay in 150 askari oo Ruush ah ay ku...

Wafdi ka kala socda beesha Abgaal iyo DF oo ku sii jeeda Beledweyne.
Post

Wafdi ka kala socda beesha Abgaal iyo DF oo ku sii jeeda Beledweyne.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Waxaa maanta magaalada Beledweyne u baxaya wafdi culus oo ka kala socda beesha Abgaal iyo dowladda federaalka, kuwaas oo ka tagaya Muqdisho, si xal loogu helo xiisadda u dhaxeysa beelaha Abgaal iyio Xawaadle. Xiisaddan ayaa ka dhalatay kadib markii 7 askari oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka, kuwaas oo ka fasax...