Ergeyga cusub ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Mohammed El-Amine Souef, ayaa maanta oo warqadihiisa aqoonsiga ka guddoomay Madaxweynaha Soomaaliya. , Xasan Sheekh Maxamuud
Virginia : 10 qof ayaa nin hubaysan ku dilay.
Virginia ( Raxanreeb ) Nin hubeysan ayaa ilaa 10 qof ku dilay dukaan ku yaalla Chesapeake, ee gobolka Virginia ee dalka Mareykanka, sida ay booliisku sheegeen. Nin la rumeysan yahay in uu ahaa maamulaha dukaanka ayaa rasaas ku furay dadkii halkaas ku sugnaa kadibna waa uu is dilay. Maamulka magaalada Chesapeake ayaa bartooda twitterka ku...
Haweeney barakacayaal ah oo kufsi loogu geystay duleedka Muqdisho
Hooyo Aamina, oo dhashay 9 carruur ah ayaa xalay fiidkii kufsi u geystay askeri ku labisnaa dareeska ciidanka dowladda.
Nabaddoon lagu dilay degmada Cadale
Cadale ( Raxanreeb ) Nabadoon Muqtaar Axmad Maxamad Xasan ayaa Maanta lagu Dilay Degmada Cadalle ee shabeellada dhexe kaddib markii uu qaadayay Isbaaro ay dhigteen Xubno ka tirsan Ciidanka Milatariga iyo kuwa Maleeshiyaad ah sida la wariyay. Nabadoonka la Dilay ayaa kamid ah Waxgaradkii ku baxay Colaaddii ka taagnayd Deegaanno hoos-yimaada Degmada Caddale ee Shabeellada...
Hanti dhowraha qaranka oo sheegay qasnadda DF inay ka maqan tahay malaayiin dollar
Hanti-dhowraha guud ee Soomaaliya ayaa daabacay warbixin sannadeedka 2021 ee xaaladda maaliyadeed ee dawladda Soomaaliya.
Guushii lama filaanka ee Sucuudi Carabiya ay kaga badisay Argentina
Ciyaar xiiso badan oo ka dhacday magaalada Lusail ee dalka Qatar, halkaasi oo uu ka socdo Koobka Kubadda Cagta ee Adduunka 2022.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Qatar
Muqdisho (Raxanreeb) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka Cusub ee Dowladda Qatar ay u soo magacaabatay dalkeenna Mudane Cabdalla Binu Saalim Al-nuceymi. Danjire Al-nuceymi ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda soo gaarsiyey salaan iyo farriin muujineysa ixtiraamka qarannimada iyo xoojinta xiriirka walaaltinimo ee labada...
Maxkamadda ciidamada oo xukun ku riday xubin katirsan Al-Shabaab
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa Maanta xukun ku riday Eeney Ureyn Garaar Dooli (Ooyow) oo Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya ka soo qabteen Dagmada Afgooye 13-kii Bishii Juun ee Sanadkaan, isaga oo Al-Shabaab u qabilsanaa Qeybta Qaraxyada.
Hanti Dhorwka Qarankan”96 Million oo dollar ayaa ka maqan Qasnada dowladda”
Muqdisho (Raxanreeb ) Hanti Dhorwka Guud ee Qaranka ayaa Soo bandhigay lacago Qaar kamid ah Hay’adaha Dowlada iyo kuwa Qaramada Midoobe ay si qaldan u isticmaleyn. “96M dollar ayaa ka maqan Qasnada dowlada” sidaas waxaa sheegay war ka soo baxay xafiiska Hanti dhawrka Qaranka. Hanti dhowraha qaranka ayaa shaaca ka qaaday inuu baaris ku sameeyey...
Musharrax u tartamay inuu kamid noqdo Golaha Shacabka oo lagu dilay Muqdisho
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dil kooxo hubeysan ay degmada Dharkeenley ugu geysteen mid kamid ah musharraxiintii Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda federalka Soomaaliya

