Category: Warar

Home » Warar » Page 14
Mareykanka oo joojiyay sharci u oggolaanayay dadka Itoobiyaanka ee ku noola dalkaasi
Post

Mareykanka oo joojiyay sharci u oggolaanayay dadka Itoobiyaanka ee ku noola dalkaasi

Washington ( Raxanreeb Online) Dowladda Mareykanka ayaa saddex sano ka hor soo afjartay siyaasad u oggolaanaysay dadka Itoobiyaanka ah inay ku noolaadaan dalkaas iyagoo haysta ilaalin sharci oo ku meel gaar ah. Dowladda Mareykanka ayaa ilaalintan sharciyeed ee ku meel gaarka ah siisa dadka soo galootiga ah ee ka yimid dalal ay ka jiraan colaado,...

Ciidanka Jubbaland oo howlgal culus ka fuliyay magaalada Qooqaani
Post

Ciidanka Jubbaland oo howlgal culus ka fuliyay magaalada Qooqaani

Qooqaani ( Raxanreeb Online) Ciidanka daraawishta maamulka Jubbaland ayaa magaalada Qooqaani ee gobolka Jubbada Hoose, ka sameeyey howlgal ka dhan ah kooxda Al-shabaab. Howlgalkan ayaa la sheegay inuu ahaa mid lagu xaqiijinayay amniga magaalada, isla markaana looga hortagayay falalka amni darrada ah ee kooxda Al-shabaab ka geystaan Jubbaland. Taliyaha ammaanka magaalada Qooqaani, Maxamuud Aadan Xasan...

Dowladda Eritrea oo ka baxday Ururka goboleedka IGAD
Post

Dowladda Eritrea oo ka baxday Ururka goboleedka IGAD

Asmara ( Raxanreeb Online) Dowladda Eritrea ayaa sheegtay inay ka baxday xubinimadii Urur Goboleedka IGAD, sida ay sheegtay Wasaaradda Warfaafinta. Wasaaraddu waxay ka bixitaanka ururka ku xustay bayaan ay soo saartay 12-kii December, 2025. Ma ahan markii ugu horeysay oo Eritrea ay ka baxdo xubinnimada IGAD. Sannadkii 2007-dii ayay iska casishay xubinimadii ururka, iyadoo sabab...

Tirada dhimashada duqeyntii tuulada Jambaluul oo korortay
Post

Tirada dhimashada duqeyntii tuulada Jambaluul oo korortay

Shabeellaha Hoose ( Raxanreeb Online) Waxaa sii kordhaya tirade dhimashada duqayntii habeen ka hor ay ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ka fuliyeen tuulada Jambalul ee gobolka Shabeelaha Hoose, taasi oo khasaare aad u culus, u geystay shacab danta-yar ah oo ku noolaa deegaankaasl Wararka ayaa sheegaya in tirada dhimashada ay hadda gaartay 15 qof, halka in...

Maraykanka oo markab shidaal ku qabtay xeebaha Venezuela
Post

Maraykanka oo markab shidaal ku qabtay xeebaha Venezuela

New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay ku qabteen markab shidaal oo marayay xeebaha dalka Venezuela, taasi oo muujineysa inuu sii kordhayo ololaha cadaadiska Washington ee ka dhanka ah dowladda Nicolas Maduro. “Waxaan hadda ku qabannay markab ku sugan xeebaha Venezuela – markab weyn, oo aad u...

Wararkii ugu dambeeyey qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
Post

Wararkii ugu dambeeyey qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Qarax ismiidaamin ah ayaa xalay ka dhacay xerada militariga Gen. Dhega-badan oo hore loo oran jiray xerada Nac-nac ee magaalada Muqdisho. Qof walxaha qarxa isku soo xiray ayaa gudaha u galay xerada, kaas oo isku qarxiyay goob ay ku sugnaayeen ciidamo halkaas tababar uga socday. Ilaa hadda si rasmi ah looma...

Sheekh Shariif oo sheegay in doorasho qof iyo cod inaysan ka dhici karin Somalia
Post

Sheekh Shariif oo sheegay in doorasho qof iyo cod inaysan ka dhici karin Somalia

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo bixiyay wareysi gaar ah ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed aysan weli u diyaar saneen doorashada Qof iyo Cod, isla markaana dalka uu khatar weyn ku jiro amnigiisa. Sheekh Shariif ayaa dooday in doorashada ay wado dowladda aysan ka turjumeeynin xaqiiqda dalka, isla markaana ay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sii wada fadhiyada bahda dublumaasiyiinta shisheeye
Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sii wada fadhiyada bahda dublumaasiyiinta shisheeye

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo sii wada kulamada uu la leeyahay ergada diblumaasiyadda fadhigoodu yahay dalka ayaa maanta qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Ruushka Mudane Makhail Golovanov. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa safiirka uga xog waramay xaaladda guud ee dalka sida amniga iyo horumarada laga sameeyay dowlad-dhiska, baahinta adeegyada dowladda...

Ciidanka xoogga oo howlgal culus ka fuliyay gobolka Baay
Post

Ciidanka xoogga oo howlgal culus ka fuliyay gobolka Baay

Baydhabo (Raxanreeb Online) Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada 8-aad ee qeybta 60-aad ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay wadada isku xirta degmooyinka Baydhabo iyo Buur-hakaba ee gobolka Baay. Howlgalka oo lagu sheegay inuu yahay mid wado nadiifin ah, ayaa lagu beegsaday goobo iyo gabaadyo ay Al-Shabaab ku la hayeen deegaano dhowr ah oo u dhaxeeya...

Howlgal culus oo lagu qabqabanayo Somalida oo ka socda Mareykanka
Post

Howlgal culus oo lagu qabqabanayo Somalida oo ka socda Mareykanka

minnesota (Raxanreeb Online) Ciidamada ammaanka Maraykanka, gaar ahaan Laanta Socdaalka, ayaa hawlgalo degdeg ah ka bilaabay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka, waxayna si gaar ah u bartilmaameedsanayaan xaafadaha ay dadka Soomaalida ahi ku nool yihiin. Muuqaalo la duubay ayaa laga arkayey ciidamada oo xoog ku qabqabanaya dhallinyaro Soomaali ah oo baabuur ku kaxaystay, waxaana arrintaasi...