inkastoo xaaladda tuulada Wabxo ee gobolka Galgaduud ay dagan tahay, kadib markii ciidamada Dawladda iyo kuwa deegaanka ay kala wareegeen ururka Al-Shabaab ayaa haddana waxa lagu soo warramayaa in dadkii magaalada ka qaxay aanay wali dib ugu soo laaban.
Siyaasiin ku xiran Baydhabo & kuwo kale oo ka baxsday magaalada
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu soo waramayaa in magaalada uu ka bilaabay qorshe
Shir u dhaxeeya DF iyo maamul goboleedyada oo ka furmay Muqdisho
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya, Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay shirweyne muhiim ah oo u dhexeeyo dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada, kaas oo looga hadlayo arrimo dhowr ah.
Goormuu fursamayaa Fadhiyada Golaha Shacabka muxuuse yahay mooshinka jira ?
Xubnaha Golaha shacabka ayaa ayaa ku maqnaa fasax in muddo ah hase ahaatee wixii 15-ka bishan ka danbeeya ay sii amqaadi doonaan doodaha Barlamaanka Soomaaliya.
Aabbe iyo Wiilkiisa oo lagu dilay Galgaduud
Wararka aan ka heleyno gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in xalay malleeshiyaad hubeysan ay dil arxan darro ahaa ka geysteen qaybo ka mid ah deegaanka Dhisaq Shurufle oo ka tirsan gobolkaasi
Faah faahino ka soo baxaya dilal kooxo hubeysan ka geysteen degmad Deyniile.
Laamaha amniga degmada Dayniile wax faahfaahin ah ma aysan ka bixin dilkan degmadaas loogu gaystay sarkaalkan.
DF oo war kasoo saartay Imaam lagu dilay Muwdisho
Wasiirka Arrimaha gudaha, Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi ayaa ka hadlay dil xalay loo geystay Sheekh Cabdi Caziz Maxamed Xersi oo ahaa Imaamka iyo Khadiibka masjidka Dabaqaynka, ee degmada Dharkeenley ee Muqdisho
Malleeshiyaad ku dagaallamay Shabeellaha Hoose + khasaaraha
Dagaallo aad u qaraar oo udheexo beelo walaalo ah ayaa saakay illaa galabta ka dhacay deegaano hoostaga degmada cadalle gobalka shabellaha dhexe.
MUQDISHO : Imamkii Masjidka Dabaqeynka ee degmada Dharkeenlay oo lagu toogtay degmadaas.
Ilaa iyo hadda lama oga sababaha dilka ka danbeysa dilka imaankan oo aad loogu - yaqaanay...
Odowa oo amar ku bixiyay in ciidanka DF & kuwa deegaanka ay baneeyaan “Jiidda” dagaalka.
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen Odowaa Yuusuf Raagge ayaa lagu soo waramayaa inuu amray ...