Category: Warar

Home » Warar » Page 148
WARARKII UGU DAMBEEYAY: Abaabul dagaal oo ka socda Kismaayo iyo Axmed Madoobe oo xabsiga dhigay saraakiil badan
Post

WARARKII UGU DAMBEEYAY: Abaabul dagaal oo ka socda Kismaayo iyo Axmed Madoobe oo xabsiga dhigay saraakiil badan

Kismaayo (Raxanreeb online) – Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada, ayaa waxaa haatan lasoo warinayaa in uu ka bilowday abaabul dagaal oo ka dhan DF, kaddib markii DF deegaanka Raskambooni ee gobolka Jubbada Hoose maalmihii lasoo dhaafay kusii daabuleysay ciidamo fara-badan. Qaar kamid ah dadka deegaanka ayaa inoo sheegay in Axmed Madoobe uu xabsi guri...

CEEB IYO FADEEXAD: Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacii ka bedelay xerada Jeneraal Gordon
Post

CEEB IYO FADEEXAD: Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacii ka bedelay xerada Jeneraal Gordon

Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta wareegta usoo saaray magacyadii ugu kala bedelay labada xero ciidan, ee Damaanyo iyo Gordon. Xerada General Gordon ayaa loogu magac daray Col. Maxamed Mubaarak Al Mansor oo ahaa sarkaal Imaaraadka Carabta u dhashay oo hoggaaminayay howl-galka tababarka Imaaraadka. “Madaxweynaha JFS markuu tixgeliyay in ay ku...

Dowladda Soomaaliya oo laga cafiyay adduun lacageed gaaraya 145.6 malyan oo dollar
Post

Dowladda Soomaaliya oo laga cafiyay adduun lacageed gaaraya 145.6 malyan oo dollar

Nairobi (Raxanreeb online) – Kulan ka dhacay safaaradda Faransiiska ee maagaalada Nairobi ayaa waxaa si wadajir ah heshiis lagu soo gunaanadaayay lacagaha deymaha ah ee lagu lahaa Dowladda Soomaaliya, kala saxiixday safiirka dowladda Faransiiska ufadhiya Nairobi Mr. Arnaud Suquet iyo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige. Sidoo kale, heshiiskaan ayaa waxa uu soo maray wada...

Madaxweynaha Eritrea oo ka hadlay heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee ay dhawaan wada gaareen Eritrea Soomaaliya iyo Masar.
Post

Madaxweynaha Eritrea oo ka hadlay heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee ay dhawaan wada gaareen Eritrea Soomaaliya iyo Masar.

Eritrea (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa meesha ka saaray eedeymaha ah in heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee ay dhawaan wada gaareen Eritrea, Soomaaliya iyo Masar uu ka dhigay “ dhidib” ka dhan ah Itoobiya, isagoo ku tilmaamay sheegashadaas dacaayad aan sal iyo raad lahayn oo loo qorsheeyay in lagu huriyo kalsooni darro...

Maamulka Gobolka Hiiraan oo isku dayaya inuu xaliyo xiisad ka taagan xadka Gobolada hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
Post

Maamulka Gobolka Hiiraan oo isku dayaya inuu xaliyo xiisad ka taagan xadka Gobolada hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Beledweyne (Raxanreeb online) – Deegaannada ku yaalla xadka ay wadaagaan gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe ee Soomaaliya ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay degenaa, kaddib dadaallo nabadeed oo uu horkacayo maamulka gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye oo uu wehliyo Wasiirka Cadaaladda Hirshabeelle Mahad Beyle iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida...

Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyay Saldhigyo Al-Shabaab Ku Lahaayen duleedka Degmada Balcad Khasaaraha Ka Dhashay.
Post

Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyay Saldhigyo Al-Shabaab Ku Lahaayen duleedka Degmada Balcad Khasaaraha Ka Dhashay.

Balcad (Raxanreeb online) – Duqeymo culus ayaa lagu soo waramayaa in xalay saqdii dhexe ay diyaarado dagaal ay ka fuliyeen duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Duqeymaha ayaa la sheegay in lala beegsaday goobo la sheegay in ay ku sugnaayeen Maleeshiyada Al-Shabaab. Duqeynta oo aheyd mid sax ah ayaa waxa ay ka dhacday inta...

Jabuuti oo la wareegtay hoggaanka Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika.
Post

Jabuuti oo la wareegtay hoggaanka Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika.

DJabouti (Raxanreeb online) – Jabuuti ayaa la wareegtay hoggaanka Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (PSC) bishii Diseembar, taasoo ka dhigtay waddanka yar ee muhiimka ah laakiin istiraatiijiyada muhiimka ah u ah caqabadaha ugu waaweyn ee nabadda iyo ammaanka Afrika. Danjire Cabdi Maxamuud Eybe, oo ah ergayga joogtada ah ee Jabuuti u fadhiya Midowga...

Cuqdad ka jirta Puntland oo boqollaal ku qasabtay in ay joojiyaan daawaynta HIV taas oo khatar gelinaysa nolosha dad badan.
Post

Cuqdad ka jirta Puntland oo boqollaal ku qasabtay in ay joojiyaan daawaynta HIV taas oo khatar gelinaysa nolosha dad badan.

Garoowe (Raxanreeb online) – Boqolaal ka mid ah dadka qaba HIV-ga ee ku nool Puntland ayaa ka tagaya daawaynta naf-badbaadinta kahortaga cudurka HIV-ga, sababo la xiriira faquuqa iyo takoorka ay ku hayaan bulshada, taasoo keentay inay u nuglaadaan dhibaatooyin caafimaad oo halis ah, guddiga AIDS-ka Puntland (PAC) ayaa shaaca ka qaaday maalinta AIDS-ka Adduunka. In...

Kenya oo soo saartay digniin ku aaddan fatahaadaha iyadoo ay jiraan roobab xooggan.
Post

Kenya oo soo saartay digniin ku aaddan fatahaadaha iyadoo ay jiraan roobab xooggan.

 Kenya (Raxanreeb online) – Dowladda Kenya ayaa soo saartay digniin ku aaddan fatahaadda wabiga Shabeelle, kaddib roobab xooggan oo saameeyay deegaanno badan oo ka tirsan dalka Kenya. Kooxaha wax ka qabashada masiibooyinka ayaa bilaabay in ay daadgureeyaan in ka badan 240 qoys oo ay saameeyeen daadadka ka socda dalka oo dhan, wasaaradda arrimaha gudaha iyo...

Maamulka Jubbaland oo beenisay in ciidan ka tirsan Jubbaland ugoosteen DF
Post

Maamulka Jubbaland oo beenisay in ciidan ka tirsan Jubbaland ugoosteen DF

Kismaayo (Raxanreeeb online) – Warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu beeniyay sheegashada dowladda Soomaaliya ee ku aadan in ciidamo horleh oo ka tirsan maamulkaasi ay maanta isku dhiibeen ciidamada DF ee ku sugan aagga deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose. Sidoo kale, maamulka Jubbaland ayaa sheegay ciidanka lasoo bandhigay oo watay doomo eysan kamid...