Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ciidamo ka tirsan booliska Soomaaliya iyo dad shacab ah oo hore looga barakiciyay xaafada Dab-damiska ee magaalada Muqdisho ayaa saaka isku horfadhiya xaafadaas. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in dadka shacabka oo ah kuwa danyar u badan ayaa sheegay in ay diidan yihiin in si khaldan loo isticmaalo dhulka...
Waaxda dambi-baarista Kenya oo soo xiray 26 qof oo ay Soomaali ku jirto
Nairobi ( Raxanreeb Online) Waaxda dambi-barista Kenya ayaa sheegay inay howlgal xirfadeysan ku soo xireen 26 qof oo sida la sheegay ku lug lahaa ama si sharci darro ah oo aan waafaqsanayn habraaca helitaanka dukumentiyada muhiimka ah ee dawladda ku bixinayay dukumentiyo ay kamid yihiin Kaararka Aqoonsiga dalka, Baasaboorka, Shahaadooyinka Dhalashada, iyo Kaararka Aqoonsiga Ajaanibta...
Jubaland oo ku dhawaaqday in dowlad gaar ah tahay kaddib…
Kismaayo (Raxanreeb Online) Maamulka Jubaland ee hoggaamiye Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in uu dastuurkiisa ka saaray ‘goboleed’ kuna soo koobay ‘dowlad’. Guddoomiyaha baarlamaanka Jubaland Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa maanta arrintan kaga dhawaaqay manaasabad uu ka qaybgay oo ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel-gaarka maamulkaaas. “Anaga (baarlamaanka Jubaland) dowlad goboleedkii dastuurka waa...
Puntland oo ka hadashay xaaladda Boorama
Garoowe (Raxanreeb Online) Puntland ayaa ugu baaqday shacabka iyo maamulka Somaliland in xaaladda Awdal lagu xalliyo wadahadal, islamarkaana la ilaaliyo xasilloonida gobolkaas. Wasiiru dowlaha madaxtooyada Puntland Cabdifitaax Maxamed Cabdinuur ayaa qoraal uu dhigay bartiisa Facebook ku yiri “Bulshada reer Awdal, guud ahaan shacabka iyo dowladda Somaliland waxaan ugu baaqayaaa in tabasho kasta oo jirta lagu...
Maxey kawada hadleyn madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka dalka Qatar ?
Doxa ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Dooxa Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thani. Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa ka wada hadlay xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dal, xaaladda gobolka iyo heshiisyada iskaashi ee ay horey uwada galeen Soomaaliya iyo Qatar, kuwaas oo...
Dowladda oo xarigga ka jartay buundada Sabiib iyo Caanoole
Sabiib ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray buundada muhiimka ah ee Sabiib iyo Caanoole ee gobolka Shabellaha Hoose. Munaasabadda furitaanka ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda, saraakiisha Ciidanka...
Ciidanka xoogga iyo kuwa deegaanka oo weerar culus ku qaaday deegaanka Coosweyne
Galgaduud ( Raxanreeb Online) Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Deegaanka ayaa saaka aroortii weerar gaadma ah ku qaaday Saldhigii kooxda Al-shabaab ee Deegaanka Coosweyne Gobalka Galgaduud. Ciidamadaan oo ka baxay Degmada Ceeldheer ayaa isticmaalay Taatikada Ciidanka waxayna Dul-istaageen Saldhigii maleeshiyaadka Shabaab ee deegaanka Coosweyne ee gobolka Galgaduud. Saraakiisha ciidanka hoggaamineysay ayaa sheegay in weerarka...
Dowladda federaalka oo ka hadashay rabshadaha ka taagan magaalada Boorama
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay qalalaasahii rabshadaha watay ee ka dhacay gobolka Awdal, gaar ahaan Magaalada Boorama. Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in ay ka xun tahay waxa ka socda magaalada Boorama oo ay ku dhinteen dad shacab ah. “Dowladdu waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Ehelada Dadkii halkaas...
Golaha wasiirrada oo ansixiyay sharciyo muhiim ah
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey shuruuc iyo heshiisyo muhiim u ah dalka. Shirka golaha oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sharciyada lagu meelmariyay waxaa ka mid ah Sharciga Ciqaabta Soomaaliyeed kadib markii uu kasoo gudbay la tashiyo...
Kenya oo shaaca ka qaadday xaddiga qaadka ee maalin walba Soomaaliya loo dhoofiyo
Nairobi ( Raxanreeb Online) Kenya ayaa Soomaaliya u dhoofisa inta u dhaxaysa 13 ilaa iyo 17 tan oo qaad ah maalin kasta, sida uu xaqiijiyay wasiirka beeraha Mutahi Kagwe. Waxa uu meesha ka saaray wararka sheegaya in in ka badan 40 tan ay dalka ka baxaan maalin kasta, isaga oo ku tilmaamay tirooyinkan kuwa “aad...









