Category: Warar

Home » Warar » Page 18
Maxkamadda Racfaanka Galgaduud oo xukun dil ah ku riday rag ku eedeysan dilka Hooyo iyo carruur ay dhashay
Post

Maxkamadda Racfaanka Galgaduud oo xukun dil ah ku riday rag ku eedeysan dilka Hooyo iyo carruur ay dhashay

Galgaduud ( Raxanreeb Online) Maxkamadda Racfaanka gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug, oo manta u fariisatay racfaan ay soo qateen qareenada difaacayay rag ku eedeysan dilka Hooyo iyo saddex gabdhood oo ay dhashay ku xukuntay dil toogasho ah. Dilka Hooyada iyo carruurteeda ayaa ka dhacay tuulo hoostagta deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud, waxaana maxkamadda ay dhageeystay...

Puntland oo shuruud adag ku xirtay dadka safraya ee da’dooda ka yar tahay 40 sanno
Post

Puntland oo shuruud adag ku xirtay dadka safraya ee da’dooda ka yar tahay 40 sanno

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Mamulka Puntland, ayaa soo saaray amaro ku aadan adkeeynta hubinta dadka safrayo ee da’dooda ka yar tahay 40 sanno, si looga hortago qulqulka tahriibka faraha badan. Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, oo la hadlayay ardayda qaljibineysay, ayaa sheegay in khataraha kororka tahriibka uu kordhay, isla markaana Puntland ay qaadaneyso...

Madaxweynihii Guinea-Bissau oo u cararay Senegal
Post

Madaxweynihii Guinea-Bissau oo u cararay Senegal

Guinea Bissau ( Raxanreeb Online) Madaxwaynihii la afgembiyay ee dalka Guinea-Bissau Umaro Sissoko Embalo ayaa gaaray dalka ay jaarka yihiin ee Senegal, sida ay sheegtay wasaaradda arimaha dibadda ee dalkaasi. Saraakiisha ayaa sheegay in madaxweynaha oo ay xabsiga u taxaabeen askartii afgambiga sameeyay todobaadkan la sii daayay. Kooxaha afgambiga sameeyay ayaa madaxweynaha ku sii daayay...

Digniin adag oo loo diray dhallinyarada Soomaaliyeed ee muqaalada isaga duuba waddooyinka  Nairobi
Post

Digniin adag oo loo diray dhallinyarada Soomaaliyeed ee muqaalada isaga duuba waddooyinka Nairobi

Nairobi (Raxanreeb Online) Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya ayaa digniin adag u direy dhallinyarada Soomaaliyeed ee wadooyinka magalada Nairobi iskaga duuba muqaalada. Safiirka ayaa sheegay in dowlada Kenya ka dacwootey dhalinyaradaasi oo uu xusey iney isku dhigayaan baabuurta naftoodana haligayaan si ay sawir ugu galaan ama muuqaal ugu duubaan wadooyinka. “Maalmahan waxaa jira dhalinyaro...

Sudan: dagaal aroos ka biloowday oo ay ku dhinteen 57 ruux
Post

Sudan: dagaal aroos ka biloowday oo ay ku dhinteen 57 ruux

Sudan (Raxanreeb Online) Wararka ka imaanaya dalka Suudaan ayaa ku waramaya in mid kamid ah dagaalyahannada kooxda RSF ee ka dagaallanta dalka Sudan, oo go’aansaday inuu guursado gabar uu horey kufsi ugu geystay, uu ku geeriyooday goobtii arooska. Dhacdada ayaa timid inta lagu jiray munaasabadda arooska, ayaa saaxiibkiis oo isagana ka tirsan ciidanka RSF oo...

Dagaal culus oo ka socda magaalada Marka
Post

Dagaal culus oo ka socda magaalada Marka

Marka (Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helaya Dagaal hadda ka socda degmada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalkan ayaa waxa uu u dhaxeeya Taliyaha NISA iyo Gudoomiyaha Degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose. Warar hordhac oo kasoo baxaya dagaalka ayaa waxa ay ku waramayaan in dagaalka uu geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo...

Soomaaliya iyo Morooko oo kala saxiixday heshiisyo muhiim ah
Post

Soomaaliya iyo Morooko oo kala saxiixday heshiisyo muhiim ah

Rabat (Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kula kulmay magaada Rabat, Nasser Bourita, Wasiirka Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Afrika ee Boqortooyada Morooko, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo ee u dhexeeya labada dal iyo qoto-dheereyntiisa. Intii lagu guda jiray kulanka, labada wasiir ayaa saxiixay tubta iskaashiga oo taabagal noqon...

Trump oo Soomaalida Minnesota si adag ula hadlay
Post

Trump oo Soomaalida Minnesota si adag ula hadlay

New York (Raxanreeb Online) Madaxweyne Trump ayaa ku eedeeyay qaxootiga ku nool dalkiisa in ay sababaan “dhibaato bulsho oo ka jirta Mareykanka” wuxuuna ku dhawaaqay inuu ka saari doono wax u uku tilmaamay “qof kasta oo aan laheyn hanti nadiif ah” dalka Mareykanka. Wuxuu yiri “boqollaal kun oo qaxooti ah oo ka yimid Soomaaliya ayaa...

DEGDEG:Banaanbax xooggan oo ka socda Muqdisho
Post

DEGDEG:Banaanbax xooggan oo ka socda Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Banaanbaxayaal careysan oo xirtay isgoyska Xoosha ee magaalada Muqdisho. Banaanbaxa ayaa waxaa dhigaya Darawallada gaadiidka waaweyn oo cabasho ka ah isbaaro ay sheegeen in ciidamada Dowladda ay halkaas dhigeen. Xaaladda isgoyska ayaa haatan ah mid cakiran, waxaana banaanbaxayaasha ay ku gubayaan taayaro. Iyaga oo dalbanaya...

Guddiga Joogtada ee golaha shacabka oo kulan xasaasi ah yeeshay
Post

Guddiga Joogtada ee golaha shacabka oo kulan xasaasi ah yeeshay

Muqdishi (Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyey kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 9-aad ee Guddiga Joogtada oo ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulanka furay ayaa bogaadiyey guddiyada Golaha Shacabka howlaha ay hayaan ee la...