Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa soo saaray bayaan uu kaga hadlayo xaalada bani’aadannimo ee ka dhalatay abaaraha dalka ka jira, taasi oo saameysay 5 mliyan oo qof. Madaxweyne Farmaajo, ayaa sheegay in dadkaasi aysan helin gargaarkii ay u baahnayeen, isla markaana xaaladooda ay soo jiitameysay labaddii sanno ee lasoo...
Maxey kawada hadleyn MW ku-xigeenka Puntland iyo taliyaha ciidamada Maraykanka ee AFRICOM?
Boosaaso (Raxanreeb Online) Taliyaha guud ee ciidamada Maraykanka ee AFRICOM Gen. Dagvin Anderson, safiir ku-xigeenka safaaradda Maraykanka ee Muqdisho Justin Davis iyo wafdi ay hoggaaminayaan ayaa maanta magaalada Boosaaso kula kulmay ku-simaha madaxweynaha Puntland ahna madaxweyne ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Lugatoor. Labada dhinac ayaa ka wadahadlay amniga iyo la dagaalanka argagixisada, gaar ahaan dagaalka Daacish ee...
Mareykanka oo hakiyay codsiyada socdaalka ee dalka uu ka soo jeedo ninka toogtay askarta Mareykanka
Mareykanka (Raxanreeb Online) Toban kun oo Afghaniyii ah ayaa galay Mareykanka iyadoo loo marayo shuruuc gaar ah oo la xiriirta socdaalka, kadib markii Mareykanku si qalalaase leh uga baxay dalkaasi sanadkii 2021-kii, xilliga uu xilka hayay madaxweynihii hore, Joe Biden. Ilo badan oo ka tirsan hay’adaha sharciga ayaa u sheegay wariyaha BBC ee Mareykanka ee...
Taiwan oo diyaarineysay dagaal ay la gasho Shiinaha
Taiwan (Raxanreeb Online) Dowlada Taiwan ayaa ku jirta isku diyaarintii u dambeeysay dagaal ay la gasho dalka Shiinaha ayaa maanta ku dhawaaqday lacag dhan $40 billion oo dollar inay hub kusoo iibsanayso oo isugu jira Diyaaradaha Droneska ka iyo gantaalaha la hago. Masuul u hadlay dowladda Taiwan ayaa warbaahinta u sheegay in wax badan iska...
Puntland oo ku dhawaaqday inay xiri doonto qofkii qaataa Kaarka NIRA
Garoowe (Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa ka si cad uga horyimid hadalka shalay kasoo yeeray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ee ahaa in Kaarka NIRA, loo ogol yahay in xitaa ay qaadan karaan kooxda Al-shabaab. Wasiirka warfaafinta maamulka Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir, ayaa sheegay in cid walbo oo qaadata Kaarka NIRA, ay cadow u aragto Puntland,...
Dabley hubeysan oo ganacsade Soomaaliyeed ku dilay Koonfur Afrika
Cape Town (Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Kooxo burcad arxandaran , oo xalay deegaanka Philipi ee hoostagta magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika , ku dilay Qaasim Cabdi Xasan oo ahaa ganacsade Soomaaliyeed. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in kooxaha hubeysan ay ganacsadaha ku dileen goobtiisa ganacsi. Guddoomiyaha...
Puntland oo ka warbixisay howlgal duqeymo ah oo laga fuliyay buuraha Calmiskaad
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa sheegay in howlgalka cir iyo dhul ah ay diyaaradaha Maraykanka ka fuliyeen togga Baalade ee buuraleyda Calmiskaad, kaas oo lagu beegsaday xubno sarsare oo ka tirsan Daacish. “Calmiskaad, hawlgal cir iyo dhul ah, oo ay fuliyeen saaxiibada dowladda Puntland ee Maraykanka ee taageeraya hawlgalka, ayaa lagu beegsaday bartilmaameedyo...
Ciidanka NISA oo sheegay in ay dileen horjooge katirsnaa kooxda AS
Shabellaha Hoose (Raxanreeb Online) Ciidanka hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Cumar Beerre ee gobolka Shabeellaha Hoose, Halkaas oo lagu bartilmaameedsaday Horjoogihii Al-shabaab u qaabilsanaa diyaarinta qaraxyada iyo falalka amni darro ee Shabaab ka fulin jireen gobolkaas. Horjoogaha la beegsaday oo lagu magacaabi jiray Xasan Siidoow Xuseen, ayaa...
Faah faahino kasoo baxeysa dil ka dhacay magaalada Garoowe
Garoowe (Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil xalay ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland, kaasi oo ay ku geeriyodeen Cabdiraxmaan Yusuf Axmed oo ka mid ahaa dhallinyarada aqoonyahanka ah ee dhawaan ku soo biiray Ciidanka Booliska Puntland iyo Nuur Ibraahim Maxamuud oo ahaa wiil bajaajle ah. Gaari nooca raaxada ah oo...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo u baxay safar dibada ah
Muqdisho (Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka u ambo-baxay dalka Marooko, halkaas oo uu kaga qeybgalayo madasha sanadlaha ah ee MEdays. Madasha oo sanadkan ay ka soo qeybgalayaan 120 waddan, is lamarkaana uu martigelinayo Boqorka Marooko, ayaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, waxa uu ka jeedin doonaa khudbad uu kaga hadlayo...






