Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay Gobolka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa qaaday tallaabadii ugu horeysay ee rasmi ah, isagoo la kulmay saraakiisha kala duwan ee ciidamada qalabka sida ee maamulkaasi. Madaxweyne Cirro ayaa kulan isbarasho ah la qaatay Taliyaha Ciidanka Milatariga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani iyo Saraakiil kale oo...
Madaxweyne Muuse Biixi oo sheegay in uu aqbalay natiijadii hordhaca ee kasoo baxday doorashada.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa u hambalyeeyay madaxdweynaa cusub ee Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), isagoona sheegay in uu aqbalay soona dhaweeyey natiijada ku-meel-gaadhka ah ee kasoo baxday guddida doorashooyinka. Sidoo kale, Muuse Biixi ayaa u mahadceliyey cid kasta oo ka qayb qaadatay doorashooyinkii madaxtooyada iyo xisbiyada, sida shacbiga reer...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya: “Gobolada Koonfurtu Waa Meesha Ugu Fudud Ee Doorasho Qof Iyo Cod Ah”.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in dalka ay ka dhici karto doorasho hal qof iyo hal cod ah, isagoo carabka ku adkeeyay in nidaamkan doorasho uu yahay mid dalka ka dhici kara oo wax ku ool ah. Isagoo ka hadlayay qorshaha dowladda...
Safaaradda Mareykanka ee Kyiv oo loo xiray weerar dhanka cirka ah oo laga cabsi qabo.
Ukraine (Raxanreeb online) – Safaaradda Mareykanka ee Kyiv ayaa heshay macluumaadka ku saabsan weerarro xagga cirka ah oo muhiim ah Arbacada maanta ah, waxaana la xiri doonaa, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka. “Taxaddar badan awgeed, safaaradda waa la xirayaa, waxaana shaqaalaha safaaradda la farayaa in ay gabaad ka...
Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey xeerka ururada iyo xisbiyadda siyaasadda.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan wadajir ah ayaa ansixiyay Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Xildhibaanada kulanka soo xaadiray ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey xeerkaan, wwxaana ogolaatay 177 Xildhibaan, ma jirin Xildhibaan diiday ama aamusay....
Heshiiskii Dekada Itoobiya Oo Shaki Galay Xili Mucaaradku Ku Guuleysteen Codka Somaliland.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Hoggaamiye mucaarad ah ayaa ku guuleystay doorashadii ka dhacday Somaliland, isagoo shaki geliyey in maamul-goboleedkaas uu ixtiraamayo heshiis u sahlaya Itoobiya inay saldhig milateri ka sameysato xeebaha gacanka Cadmeed. C/raxmaan Maxamed C/laahi, Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka ee loo yaqaanno Cirro, ayaa ku guuleystay ilaa 64% codadkii la dhiibtay 13-kii bishii November,...
Baarlamaanka Puntland oo taageeray xildhibaanada cusub ee Jubbaland.
Garoowe (Raxanreeb online) – Warsaxaafadeed kasoo baxay Golaha Wakiilada Puntland ayaa looga hadlay xulista xildhibaanada cusub ee Jubbaland oo shalay lagu dhaariyay magaalada Kismaayo. Ugu horeyn Baarlamaanka Puntland ayaa hambalyo u diray xildhibaanada cusub ee Jubbaland, wuxuuna u rajeeyay inay ku guuleystaan howlaha loo igmaday. “Waxaa annigoo ku hadlaya Afka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland hambalyeynayaa...
Kulanka Madaxweynaha iyo Golaha Deegaanka Degmada Buuhoodle.
Madaxweynaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye ayaa kulan is xog-waraysi ah la yeeshay Golaha Deegaanka Buuhoodle, kaas oo looga hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira horumarinta bulshada, maamulka deegaanka, iyo sidii loo dardar-gelin lahaa adeegyada bulshada. Kulankan is xog-waraysiga ah waxaa diiradda Lagu saaray: 1. Qiimeynta Waxqabadka Golaha Deegaanka: Madaxweynaha wuxuu xog...
Guddiga doorashooyinka madaxabanaan oo shaaciyay Liiska golaha wakiilada cusub ee jubbaland
Kismaayo (Raxanreeb online)- uddiga Xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa shaaciyay liiska Xildhibaannada Golaha Wakiilada Jubbaland oo ka kooban 75 Xildhibaan oo ay soo gudbiyeen Odayaasha Dhaqanka Guud ee Jubbaland. Sidoo kale, inta ugu badan Xildhibaannadan goordhaw la shaaciyay ayaa kamid ah xildhibaannadii hore ee Jubbaland, kuwaa oo siyaasad ahaan si weyn u taageersan Axmed Madoobe.
Axmed Madoobe oo kulan fogaan arag ah laqaatay wakiilada beesha caalamka.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan fogaan arag ah la yeeshay Wakiiladda Beesha Caalamka ee Soomaaliya. Sidoo kale, kulanka ayaa lagaga hadlay arrimaha Doorashooyinka Baarlamanka iyo Madaxtooyada Jubbaland, Xaalada guud ee Siyaasada dalka iyo kulamadii u danbeeyay ee shirka madasha wadatashiga Qaranka. Dhanka kale, kulanka waxaa ka qeybgalay...