Kooxo hubeysan ayaa saaka Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa ay kudileen Nin Odaya ahaa oo lagu magacaabi jiray Macalin Cabdullaahi Cabdiraxmaan, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.
Muqdisho oo meelo hore leh laga xiray & ciriiri ka jira waddooyinka.
Saraakiisha Dowladda ayaa sheegay in xoogga ay saari doonaan wax ka qabashada ammaanka magaalada Muqdisho oo ay ka dhacayaan falal amni darro...
XOG : NISA & Ciidanka xoogga oo isku khilaafsan amarka howlgaladda ka socda dalka.
Amarka ka bixitaanka ciidanka oo uu bixiyay sida la sheegay Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa keentay in Hay' daha ammaanka shaki badan ay....
Somaliland : Shirar ka socda & shacabka oo farta wadnaha ku haya.
Caawa magaalada Hargaysa oo cabsi ka jirtay waxaa shir isugu yimid ...
Xukuumadda Soomaaliya sidee uga hadashay qaraxii ka dhacay Istanbul ?
Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa sheegay in uu uga tacsiyeynayo shacabka iyo dowladda Türkiye, dadka ku dhintay weerarka...
Taliye cusub oo loo magacaabay ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha Somalia.
Madaxweynaha oo magaacaabistan ku saleeyey sharciga dhismaha Ciidanka Xoogga dalka ee Lr. 15 ayaa faray Taliyaha cusub..
Aaga Waddooyinka Hay’adda Nabad sugidda oo caawa la xiray & sababta.
Sababaha ka danbaysay xiritaanka waddooyinkan ayaa lagu sheegay in Hay' adda Nabad sugidda ..
Sawirro: Ra’isulwasaare Xamsa oo xarigga kajaray xarun dowladeed oo cusub
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed.
Xisbiga Dimuqraadiga oo difaacday aqlabiyadda Aqalka Sare ee Senate-ka
Xisbiga Madaxweynaha Mareykanka ee Dimuqraadiga ayaa sii haysan doona maamulka Aqalka Sare ee Senate-ka, kadib doorshada xilliga dhexe oo ay ka soo baxday natiijo meesha ka saartay saadaashii aheyd in xisbiga Jamhuurigu uu la wareegi doono labada aqal ee kongareeska.
Qarax ka dhacay Istanbul oo ay ku dhaawacmeen inkabadan 11 qof
Qarax ka dhacay waddada caanka ah ee Istiklal Avenue ee magaalada Istanbul ayaa sababay dhaawaca 11 qof, sida ay ku warrantay warbaahinta Turkiga.

