Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Laftagareen ayaa kulan gaar ah kula qaatay Magaalada Muqdisho Safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Amp Sulaiman Dadafo. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iskaashiga Dowlada Koonfur Galbeed iyo Dowladda Itoobiya Dhinacyada Amniga, Ganacsiga iyo isdhexgalka bulshada ee labada Dowladood. Madaxweyne Lafta-gareen ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay geerida hoggaamiyihii mucaaradka Kenya Raila Odinga
Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyey Dowladda iyo shacabka dalka Kenya, geerida ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalkaas Raila Odinga. Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorkii wanaagsanaa ee Raila uu ku lahaa dimuqraadiyadda, nabadda iyo xasilloonida gobolka, isaga oo xusay in uu khibrad weyn u lahaa xalinta khilaafyada iyo ilaalinta wadajirka...
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Baladweyne
Baladweyne (Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax khasaaro geystay oo maanta ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Qaraxan ayaa si gaar ah uga ka dhacay maqaaxi oo ku taalla xaafada Buundoweyn, laanta isbartiibo, waxaana fariisan jiray inta badan ciidamo katirsan dowladda iyo ciidanka deegaanka ee Macawiisleey. Inta la xaqiijiyay...
Duqa Muqdisho oo maanta dib u furay waddooyin sababo amni u xirnaa
Muqdisho (Raxanreeb Online) Waxaa maanta si rasmi ah dib loogu furay saddex waddo oo muhiim ah oo u xirnaa sababo amni dartood. Waddooyinkan maanta dib loo furay ayaa kala ah; Waddada ka baxda Barta Hubinta Garoonka Aadan Cadde ee KM4, ee tagta xaafadda Tiitiinley ee degmada Wadajir, Waddada ka baxda isla jagboyntigaas ee marta buundada...
Hogaamiyihii mucaardka Kenya Raila Odinga oo geeriyooday
Hindiya (Raxanreeb Online) Booliiska dalka Hindiya ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya, Raila Odinga, uu geeriyooday isagoo jira 80 sano. Warar maxalli ah ayaa sheegay inuu ku sugnaa xarunta Ayuverdic ah oo ku taal gobolka Kerala ee koonfurta Hindiya. Raila waxaa lagu soo warramayaa inuu u geeriyooday wadno istaag. Odinga wuxuu sanado badan...
Askari kamid ahaa ilaalada madaxtooyada Kenya oo lagu dilay weerar qaanso iyo leeb
Nairobi (Raxanreeb Online) Askari Kenyan ah oo ka howlgalayay mid ka mid ah albaabada guriga rasmiga ah ee madaxweynaha Kenya, William Ruto ee caasimadda Nairobi ayaa dhintay ka dib markii lagu toogtay fallaar, sida ay saraakiishu sheegeen. Booliisku waxay sheegeen in subaxnimadii Isniinta, nin 56 jir ah, oo ku hubeysan qaanso iyo fallaar, uu u...
8 sano kaddib qaraxii Soobe oo weli dhibtaadiisi laga dareemayo Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb Online) Maanta oo kale 14-kii Oktoober, sanadkii 2017-kii isgoyska soobe waxa ka dhacay qarixii ugu weynaa abid ee Soomaaliya ka dhaca kaas oo geystay qasaare nafeed iyo mid hantiyeed . Waxaa uu galaaftay nolosha in ka badan 700 oo qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen ku dhawaad 1,000 qof oo kale, Waxaana sidoo kale...
Maxaabiista saldhigyada Garoowe oo cunto la’aan soo wajahday
Garoowe ( Raxanreeb Online) Maxaabiista ku xiran saldhigyada magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa wajahaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah, kaddib markii ay ku dhacday cunto la’aan, sida ay ilo wareedyo inoo xaqiijiyeen. Ilaa afar saldhig boolis oo ku yaalla magaalada Garoowe, ayna ku jiraan boqolaal maxaabiis ah oo intooda badan xukun-sugayaal ah ayaa...
Sarkaal sare oo katirsanaa ciidanka xoogga oo lagu dilay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dabley hubeysan oo xalay degmada Dharkenley ku dilay Korneyl Cumar Cali Maxamuud oo katirsanaa ciidanka xoogga dalka. Marxuumka oo ahaa nin oday ah, ayaa la sheegay in dableyda hubeysan ay toogteen xili uu ku sugnaa afaafka hore guriisa oo ku yaalla degmada Dharkenleey ee gobolka...
Somalia iyo Yemen oo kawada hadleyn xoojinta iskaashiga amniga iyo la dagaalanka Tahriibka
Yemen ( Raxanreeb Online) Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Yeman, Cabdixakiim Maxamed Axmed, ayaa magaalada Cadan kulan kula yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas, Muxsen Maxamed Al-Daacari. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray adkeynta iskaashiga labada Dal ee walaalaha ah, gaar ahaan arrimaha amniga, ilaalinta xuduudaha iyo horumarinta xiriirka labada Dowladood. Sidoo kale Wasiirka Gaashaandhigga Wadanka...









