Hiiraan (Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa howlgal qorsheysan oo ciidanka xoogga dalka, ay xalay ka fuliyeen deegaanka Mubaax ee katirsan gobolka Hiiraan. Howlgalka ayaa la sheegay in ciidamada xoogga, ku dileen horjooge sare oo katirsanaa Al-shabaab oo lagu magacaabi jiray Cali Axmed Guure, oo loo yaqiin Cali Qoyane, kaasi oo ciidanka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan xasaasi ah la qaatay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha wadankaas Mudane Abiy Ahmed. Qoraal kasoo baxay dowladda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in labada hoggaamiye ay kawada hadeyn iskaashiga labada dal, iyo laga fogaado waxkasta oo dhaawici kara midnimada iyo madaxbanaannida labada dal....
Maxey kawada hadleyn Ra’iisul wasaare Xamsa iyo safiirka Qatar u fadhiya Soomaliya ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya, Dr. Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, iyada oo kulanka looga hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga istiraatiijiyadeed ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, gaar ahaan dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo horumarinta. Ra’iisul...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay maalinta Calanka Soomaaliyeed
Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan maalinta qiimaha badan ee Calanka dalkeenna. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in maalinta 12 Oktoobar ay ahmiyad weyn u leedahay dhammaan ummadda Soomaaliyeed maadaama oo ay ku beegan tahay markii la gardaadiyey Calankeenna oo ah astaan ka turjumaysa...
Yahuuda oo isu diyaarineysa sii deynta maxaabiista Falastiiniyiinta
Falastiin ( Raxanreeb Online) Waaxda xabsiga Israa’iil ayaa billowday wareejinta maxaabiista Falastiiniyiinta ee la filayo in lagu sii daayo heshiiska Xamaas habeenkii Jimcaha, taasoo qayb ka ah fulinta qodobbada heshiiska is dhaafsiga ee soo socda. Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in dadka loo gudbiyay xabsiga Ketziot loo musaafurin doono Marinka Qasa ama dalal ay ka mid...
Taliska ciidanka xoogga oo digniin kasoo saaray isticmaalka caalamadaha iyo astaamaha ciidamada
Muqdisho ( Raxanreeb Online) War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidanka xoogga dalka, ayaa digniin adag looga soo saaray isticmaalka Calaamadaha, gaadiidka iyo waxyaabaha u gaarka ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, si loo xoojiyo amniga guud ee dalka. Taliska ayaa si gaar ah ugu dhigay dadka ku howlan isticmaalka ama xiran caalamadaha daroojinka iyo agabka kale ee...
Golaha shacabka oo u codeeyey guddiga madaxbanaan ee xuquuqul Insaanka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaanad Baarlamaanka golaha shacabka ee Soomaaliya, oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, ayaa ansixiyay guddiga madaxbanaan ee xuquuqul insaanka oo ay horgeeysay wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka ee xukuumadda Soomaaliya. Dood dheer kaddib xildhibaanada ayaa cod gacan taag ah ku ansixiyay 142 mudan ayaa...
Maamulka Jubbaland iyo Qaramada Midoobay oo kawada hadlay xaalada gobolka Gedo
Gedo ( Raxanreeb Online) Maxamuud Sayid Aadan madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland, ayaa si kulul u weeraray dowladda federaalka Soomaaliya, isaga oo ku eedeeyay in ay wado qorsho hali gelin kara, amniga iyo adeegyada bulshada ee gobolka. Madaxweyne ku-xigeenka, oo kulan fogaan arag ah la yeeshay mas’uuliyiin katirsan xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa ugu warbixiyay...
Pakistan oo lagu eedeeyay in ay duqeysay caasimada Afqanistan ee Kabul
Kabul ( Raxanreeb Online) Wasaaradda Difaaca ee Afgaanistaan ayaa Pakistan ku eedeysay in ay ku soo xadgudubtay hawadeeda, islamarkaana ay duqeymo cirka ah ka geysatay labo goob oo ay ku jirto Kabul. War qoraal ah oo ay soo saartay wasaaradda gaashaandhigga Afghanistan oo lagu daabacay barta bulshada ee ‘X’ ayaa lagu sheegay in Pakistan ay...
Golaha wasiirrada ee XFS oo ansixiyay heshiiyo Soomaaliya la gaartay saddex dal
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa maanta kulankoodi todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxaana kulanka ay uga hadleyn xaalada guud ee dalka. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka 2-aad ee xukuumaadda Jibriil Cabdirashiid, ayaa warbixinno looga dhageystay wasaaradaha amniga, difaaca iyo waxbarashada. Inta uu kulanka socday, golaha ayaa...









