Istanbuul ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Istanbuul kaga dhawaaqay isaga iyo dhiggiisa dalka Turkiga kaddib shir jaraa’id oo ay wadajir ah u qabteen, kuna shaaciyeen wada-hadallo qotodheer oo ay si gaar ah u yeesheen. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in iskaashiga Soomaaliya iyo Türkiye uu ku saleysan yahay...
Banaanbax ballaaran oo maanta ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka waxaa saakay ka dhacaya banaanbax ballaaran oo ay dhigayaan shacabka magaalada Muqdisho, kaasi oo ay uga soo horjedaan xadgudub ay Israa’iil ku sameeysay Soomaaliya iyo aqoonsiga Somaliland, Banaanbaxa ayaa ka dhacaya Tuulada Ciyaaraha (Istaadiyo Muqdisho) waxaana hadda ku sii qulqulaya shacab fara badan oo doonaya in ay...
Muxuu ku saabsan yahay kulanka madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Turkiga ?
(Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa la filaya inuu kulan la qaato dhiggiisa dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan, isla markaana ay kawada hadlaan xiriirika iyo iskaashiga Labada dal. Kulanka labada hoggaamiye ayaa si gaar ah waxa ay diirada ugu...
Maxey kawada hadleyn madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Jabuuti
Jabuuti ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyaddan aan walaalaha nahay Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay wada-tashiga iyo isku-duwidda dadaallada diblumaasiyadeed ee lagu difaacayo midnimada, madax-bannaanida iyo qaranimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo la adkeeyey muhiimadda ay leedahay mowqifta dalalka walaalaha...
Kulan looga hadlayay amniga deegaannada gobolka Gedo oo lagu qabtay Balad-xaawo
Gedo ( Raxanreeb Online) Kulan looga hadlayo amniga deegaannada gobolka Gedo, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Balad-xaawo ee gobolka Gedo. Kulank ayaa waxaa ka goob joog ka ahaa Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Gobolka Gedo, Abdirashiid Xasan Cabdinuur (Abdirashiid Janan), Taliyaha Qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Cismaan Xaaji, iyo Taliyaha Qeybta...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan xasaasi ah la qaatay madaxda dowlad goboleedyada dalka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan looga hadlayay ilaalinta midnimada dalka la qaatay, qaar ka mid ah Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir, ayaa la wadaagay qorshaha dowladda ee ku aaddan ka hortagga xadgudubka ka dhanka ah Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ku kacay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil. Madaxweynaha...
Muqdisho: Shacabka oo si kulul uga soo horjeestay aqoonsiga Somaliland
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Boqolaal dadweyne ah ayaa xalay isugu soo baxay xaafado katirsan magaalada Muqdisho, kuwaasi ka banaanbaxayay tallaabada ay Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland, taasi oo si weyn loogu tilmaamay in ay tahay xadgudub ka dhan qarannimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya. Banaanbaxayaasha oo watay calanka Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqayay erayo ka dhan “gooni goosadka doonimeyno”,...
Taalibaan oo war ka soo saartay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
Xukuumadda Talibaan ee Afgaanistaan ayaa bayaan ay soo saartay si kulul u cambaaraysay aqoonsiga Israa’iil ee ay Somaliland u aqoonsatay dal madax-bannaan. Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa sheegtay in tallaabadan uu qaaday maamulka Israa’iil ay tahay “isku day lagu doonayo in lagu kala qeybiyo dal Islaam ah”. War saxaafadeedka ayaa ku tilmaamay tallaabadaas mid xadgudub ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si adag uga hadlay go’aanka lagu aqoonsaday Somaliland
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag u cambaareeyey xadgudubka Soomaaliya uu ku kacay Ra’iisul Wasaaraha Yuhuudda, kaas oo si bareer ah ugu tuntay shuruucda iyo xeerarka caalamiga ah. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay...
Senator Cusmaan Dube oo is casilay iyo sababta ka dambeysa
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Senator Cusmaan Abuukar Dube oo katirsan golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, isla markaana ka soo jeeda deegaannada Somaliland, ayaa shaaciyay inuu iska casilay, sababo la xiriira cadaadis kaga yimid madaxa sare ee dowladda. Iscasilaadda ayaa ku soo beegmeysa xilli ay Israa’iil shaacisay inay aqoonsatay Somaliland, tallaabadaas oo dhalisay carro iyo...









