Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya degaannada hoostaga degmada Cadalle inay dagaalka si deg deg ah u joojiyaan, isla markaana wax walba miiska wada-hadalka ku dhameeyaan.
Malleeshiyo beeleed ku dagaallamay Shabeellaha Dhexe
Dagaallo u dhaxeeya laba malleeshiyo Beeleed ayaa markale dib uga billowday degaano hoostaga degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe halka uu kadhashay khasaare kala duwan dhimasho iyo dhaawacba.
Dil salka ku haya arrimo qabaa’il oo ka dhacay deegaan hoos yimaada Cadaado.
Allaha u naxariistee marxuunka oo lagu magacaabi jiray Xaashi ..
Xaaladda Wabxo ka dib ka bixitaanka ciidanka Dowladda Federaalka.
Talaabadan ayaa loo arkaa mid dhabar jabin karta howlgalada ciidanka Dowladda iyo kuwa deegaanka,,,
Rabshado laga cabsi qabo in Hargaysa ay ka dhacaan & shacabka oo ….
Hoggaamiyaasha siyaasadda Somaliland ayaa sheegay in aan la aqbali Karin oo loo dulqaadan doonin in hal maalin oo sharci darra ah
MUQDISHO : Culays amni oo soo wajahay & sida ay tahay in loogu gudbo.
Shacabka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in meelaha qaar ay ka jiraan cabsi xooggan
Digniin amni oo soo baxaya Beledwayne & fariin loo diray shacabka
Waxa uu sheegay Taliyaha in shacabka ay yareeyaan isu- imaantanka goobaha muhiim ah ee magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan.
Deg Deg: 2 nin oo katirsan wadayaasha gawaarida xamuulka oo lagu dilay Muqdisho
Kooxo hubeysan ayaa 2 nin oo katirsan wadayaasha gawaarida xamuulka ayaa lagu dilay is goyska baar ubax ee magaalada Muqdisho.
Maxkamadda G/Banaadir oo amartay in lasoo xiro mid ka mid ah guddoomiyaasha deegaanka Garas Baalleey
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa soo saartay amar qabasho oo lagu soo xirayo guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee deegaanka Garasbaaleey, Guuleed Cabdi Xuseen.
Aqalka Cad oo sheegay inaysan qorshaha ugu jirin Madaxweyne Biden kulan uu la qaato Maxamed Bin Salmaan
Aqalka Cad ayaa sheegay in madaxweyne Joe Biden aysan u qorsheysneyn inuu la kulmo dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga marka uu furmo shirka dalalka warshadaha ku horumaray ee G20, kaas oo ka dhacaya waddanka Indoesia.