Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya ka hor hadlayaa Baarlamaanka 11aad ayaa sheegay in ay kasoo horjeedaan ficilada ISR|L ay ku aqoonsatay Somaliland, wuxuu sheegay in Midnimadu Muqadis tahay oo aan cidna ka laaban karin, ayna la dagaalami doonaan cid kasta oo isku dayda. Shacabka Somaliland ayuu ugu yeeray in ay dhulka difaacan oo aan...
Golaha ammaanka oo kulan degdeg ah ka yeelanaya xadgudubka ay Israa’iil ku sameeysay Soomaaliya
New York ( Raxanreeb Online) Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa lagu wadaa in ay kulan ka yesheen xadgudubka ay Isra’iil ku sameeysay Soomaaliya 26-kii bishan taasi oo ay ku aqoonsatay Somaliland, tallaabadaasi oo dalal badan ay kasoo horjeesteen. Kulankan ayaa qabsoomidiisa waxaa xaqiijiyay Afhayeenka golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay. Soomaaliya oo ku jirta 15-ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta hortagaya Baarlamaanka Soomaaliya ( Akhriso ujeedka)
Hargeysa ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan degdeg ah la qaadanaya Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, si looga hadlo xadgudubka ay Israa’iil ay ku sameeysay midinimada iyo wadajirka dhuleedk ee dalka. Madaxweynaha ayaa goordhaw la filaya inuu gaaro xarunta Villa Hargeysa oo ay ku shegeen xildhibaanada golaha...
Dowladda Soomaaliya oo u yeertay safiirkeedii u fadhiyay dalka Hindiya
Delhi ( Raxanreeb Online) Sida ilo wareedyo inoo shegeen Villa Somalila, ayaa bilowday in ay dib u eegto safiirada ay dibada u dirsatay, ee kasoo jeeda Somaliland, iyada oo durbo Safiirka Soomaaliya ee Hindiya Cabdiraxmaan Odawaa ay si deg deg ah loogu diray Ticketkii uu ku soo gali lahaa Muqdisho 29-ka bishan oo kama dambeys...
Shacabka magaalada Boorama oo ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland
Boorama ( Raxanreeb Online) Weli waxaa magaalada Hargeysa ka soconaya debaal degga la xiriira aqoonsiga Somaliland ay ka heshay israa’iil, iyada oo tallaabadaasi noqotay mid ay u riyaqeen shacabka reer Somaliland. Hayeeshe iyada oo taasi jirto, ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Boorama, ayaa si adag uga dhawaajiyay in ay diidan yihiin inuu xiriir dhex maro...
Dowladda Soomaaliya oo qorshaynaysa in guddoomiyeyaal u magacawdo gobaolada Awdal, Woqooyi Galbeed iyo Togdheer.
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegayaa inay waddo qorshe cusub oo la xiriira magacaabista guddoomiyeyaasha gobollada, kuwaas oo si toos ah ugu hoos imanaya Dowladda Federaalka, isla markaana lagu wado in loo magacaabo gobollada Awdal, Woqooyi Galbeed iyo Togdheer. Sida ay Raxanreeb u xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah oo si dhow ula socda Villa...
Dowladaha Kenya, Jabuuti, Tanzania iyo Yuganda oo garab istaag u muujiyay Somalia
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo diblumaasiyadeed oo degdeg ah kula yeeshay khadka taleefoonka Madaxweynaha dalka Jabuuti ahna Guddoomiyaha IGAD Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya ahna hoggaamiyaha Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) Mudane William Ruto, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania Marwo Samia Suluhu Hassan, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Dowladda Ciraaq oo si adag uga hadashay aqoonsiga Somaliland
Baqdaad ( Raxanreeb Online) Dowladda Ciraaq ayaa si adag u cambaareysay aqoonsiga ay Israa’iil u sameeyay Soomaaliland, iyadoo tallaabadan ku tilmaantay xadgudub cad oo ka dhan ah madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kana hor imanaya sharciga caalamiga ah iyo Axdiga Qaramada Midoobay. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ciraaq, ayaa sheegtay in, maadaama Ciraaq ay...
Trump oo ka hadlay inuu aqoonsanayo Somaliland
Washington ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa u sheegay jariiradda The New York Times in uusan diyaar u aheyn in uu aqoonsado SOMALILAND, kadib markii Israa’iil ay shalay ku dhawaaqday in Maamulka ku yaalla waqooyiga Soomaaliya uu yahay dal ay u aqoonsadeen si buuxda. Tallaabada Israa’|l waxaa ka horymid Jaamacadda Carabta, Golaha...
Somaliland oo ka Hadashay Aqoonsiga ay ka heshay Israa’iil.
Hargeysa (Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda Cabdiraxmaan Aadan Daahir Bakaal ayaa sheegay “in guusha aqoonsiga Somaliland ee maanta dhacday ay astaan u tahay ka miro dhalinta halgan uu mudo dheer qarankeenu ku jiray”. Mr Cabdiraxmaan ayaa xusay in aqoonsiga uu Raysal wasaaraha Israa’iil Netanyahu u fidiyey Somaliland, ay ka turjumaysa “qiyamka iyo aragtida nabadeed...









