Waraaqaha codbixinta doorashada Somaliland oo Hargeysa ka degey – Sawirro.

Hargeysa (Raxanreeb online) – Guddiga Doorashooyinka #Somaliland, oo ay wehlinayaan wakiillo ka socda xisbiyada siyaasadda iyo ururrada, ayaa Garoonka Diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal kula wareegay waraaqaha codbixinta ee doorashada Somaliland.

Waraaqaha codbixinta, oo lagu soo daabacay dalka Ingiriiska, ayay diyaarad gaar ahi keentay garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa.

Tani ayaa ka dhigan in doorashada Somaliland ay qabsoomeyso 13ka November 2024.

Dhanka kale, waxaa maanta bilawday ol’olaha xisbiyada iyo ururrada ee doorashada oo ay kaga ol’olaynayaan degmooyinka iyo gobollada. 

Waraaqaha codbixinta, oo lagu soo daabacay dalka UK, ayay diyaarad gaar ahi keentay garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa.
Waraaqaha codbixinta, oo lagu soo daabacay dalka UK, ayay diyaarad gaar ahi keentay garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa.Waraaqaha codbixinta, oo lagu soo daabacay dalka UK, ayay diyaarad gaar ahi keentay garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa.
Waraaqaha codbixinta, oo lagu soo daabacay dalka UK, ayay diyaarad gaar ahi keentay garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa.
Waraaqaha codbixinta, oo lagu soo daabacay dalka UK, ayay diyaarad gaar ahi keentay garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.