Day: March 7, 2026

Home » Archives for March 7, 2026
Maxey tahay ujeedka uu wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya u tagay Diinsoor ?
Post

Maxey tahay ujeedka uu wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya u tagay Diinsoor ?

Diinsoor (Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta booqasho shaqo ku gaaray Degmada Diinsoor ee gobolka Baay. Wasiirka waxaa uu halkaas gaarsiiyay deeq isugu jirta dawooyin caafimaad, gaari ambalaas ah iyo raashiin noocyo kala duwan leh oo loo qaybiyey 500 qoys oo ka mid ah...

RW Xamsa oo xariga ka jaray xarun muhiim u ah dalka
Post

RW Xamsa oo xariga ka jaray xarun muhiim u ah dalka

Muqdisho (Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Qaran ee ka Jawaabista Xaaladdaha Degdega ah ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT) oo loo diyaariyey ka jawaabista xaaladaha degdegga ah ee ka dhanka ah amniga Isgaarsiinta. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa xusay in daahfurka xaruntan uu muhiimad weyn u leeyahay amniga Qaranka,...

Somalia’s President Arrives in Tanzania for 25th East African Community Summit
Post

Somalia’s President Arrives in Tanzania for 25th East African Community Summit

The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, accompanied by a delegation, arrived in Tanzania earlier today to participate in the 25th Ordinary Summit of Heads of State of the East African Community (EAC). Upon arrival, the President was received by officials from the Government of Tanzania as well as representatives from...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Aruusha
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Aruusha

Aruusha ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyay magaalada Arusha ee dalka Tanzania, halkaasi oo uu kaga qayb galayo Meertada 25-aad ee Shir madaxeedka sanadlaha ah ee Madaxda Ururka Bulshada Bariga Afrika,(EAC). Madaxweynaha ayaa kulanka ka jeedindoona khudbad ku saabsan xoojinta iskaashiga gobolka ee...

Wefdi uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh oo u amba baxay dalka Tanzania
Post

Wefdi uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh oo u amba baxay dalka Tanzania

Aruusha ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta u dhoofay magaalada Ruusha ee caasimada dalka Tanzaaniya, halkaasi uu ka qeyb galayo meertada 25-aad ee shir madaxadeedka Ururka dallada bulshada Bariga Afrika oo ay ku mideysan yihiin ilaa iyo sideed dalka. Wefdiga madaxweynaha waxaa qeyb ka ahaa wasiirka arrimaha dibadda...