Muqdisho ( Raxanreeb Online) Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mustafa Dhuxulow, ayaa kulan la qaatay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa UNSOS, James Swan, iyo wafdi uu hoggaaminayay. Agaasime Mustaf Dhuxulow ayaa la wadaagay wafdiga horumarradii ugu dambeeyay ee Hay’adda ee dhinaca adeeg bixinta, oo ay ka...
Day: March 3, 2026
Farmaajo oo kulan la qaatay Danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in kulan miro-dhal ah la qaatay Safiirka Dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Alper Aktaş, kaas oo ku booqday hoygiisa Muqdisho. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka, arrimaha amniga, iyo sidii loo xoojin lahaa kobcinta maalgashiga gudaha. Madaxweynihii hore...
SOMALIA: Political Tensions Rise Over Constitutional Amendments
Mogadishu – A significant political dispute has intensified over the proposed amendments to Somalia’s Provisional Federal Constitution, as the Federal Parliament prepares to convene tomorrow to deliberate on the matter. Over the past several hours, Mogadishu has experienced heightened political activity marked by consultations, coordination meetings, and organized mobilization efforts led by members of the...
Markab kalluumeysi oo laga lee yahay Shiinaha oo lasii daayay
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Kooxo burcad badeed Soomaali ah ayaa sii dayay Markab Kalluumeysi oo laga lee yahay dalka Shiinaha, kaasi oo ay ka afduubteen xeebaha maamulka Puntland. Sii deynta Markabka Kalluumeysiga ayaa la sheegay in ay timid, kaddib markii dedaalo ay ku bixiyeen dowladda Shiinaha, dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland. Sida ay sheegtay safaaradda...
Somalia Faces Escalating Drought Crisis amid Growing Humanitarian Concerns
Mogadishu, Somalia — The Somali Disaster Management Agency (SoDMA) has called for urgent humanitarian intervention as severe drought conditions continue to affect multiple regions across the country, leaving communities in critical need of water and food assistance. In a statement, SoDMA warned that the most pressing challenge remains access to safe drinking water and sustenance...
Safaaradda Mareykanka ee Kuwait oo la xiray
Manama (Raxanreeb Online) Safaaradda Maraykanka ee Kuwait ayaa la xiray illaa ogeysiis dambe, sida lagu sheegay qoraal lagu daabacay akoonkooda X, iyada oo la tilmaamay in ay arrintan tahay xiisada gobolka ka taagan. Safaaradda ayaa sheegtay, “waxaan laalnay dhammaan ballamaha qunsuliyada ee caadiga ah iyo kuwa degdegga ah.” Isniintii, Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa...





