Day: March 5, 2026

Home » Archives for March 5, 2026
Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada?
Post

Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada?

Muqdisho (Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta looga hadlay amniga dalka, gurmadka xaaladda abaaraha, hawlgalladdii ugu dambeeyay ee ciidamada Xoogga Dalka ay kula wareegeen deegaanno horleh. Kulanka Golaha oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey heshiisyo caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal muhiim ah. kuwaas oo kala ah:...

Gantaalo iyo diyaarado aan duuliyaha laheyn oo ku dhacay Azerbaijan
Post

Gantaalo iyo diyaarado aan duuliyaha laheyn oo ku dhacay Azerbaijan

Azerbaijan (Raxanreeb Online) Gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ayaa ku dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Nakhchivan ee Azerbaijan. Ilo ku dhow dowladda Azerbaijan ayaa sheegay in gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn (drones) oo ka yimid jihada Iiraan ay Khamiistii ku dhaceen agagaarka garoonka diyaaradaha ku yaalla gobolka Nakhchivan ee Azerbaijan, sida ay sheegtay wakaaladda...

‎85 Neef oo Ari ah oo ku Dhintay Biriq ku Dhufatay Magaalada Wajir
Post

‎85 Neef oo Ari ah oo ku Dhintay Biriq ku Dhufatay Magaalada Wajir

Wajir (Raxanreeb Online) Ugu yaraan 85 neef oo ari ah ayaa ku dhintay kaddib markii biriq ku dhufatay deegaanka Tula Tula, oo ka tirsan magaalada Wajir ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. ‎Dadka deegaanka ayaa sheegay in dhacdadan ay dhacday kaddib roob ka da’ay tuulada, xilli ay xooluhu ku sugnaayeen goob ay isugu yimaadeen. Biriqda ayaa...