Day: July 2, 2023

Home » Archives for July 2, 2023
Dowladda Soomaaliya oo lagu dacwaynayo lacag loogu leeyahay KENYA
Post

Dowladda Soomaaliya oo lagu dacwaynayo lacag loogu leeyahay KENYA

Nairobi (Raxanreeb ) Maxkamad taal Nairobi ayaa xukun magdhow lacageed ah ku ridday Dawladda Federaalka Soomaaliya , kiiskan ayaa  la xiriira heshiis qandaraas sannadkii 2016 , dhex maray Safaaradda Soomaaliya ee Kenya iyo shirkad dhismaha ka shaqeysa oo magaceeda lagu sheegay Kingsley Construction Limited si ay dayactir ugu sameyso safaaradda, sida uu baahiyay wargeyska Daily...

Xubno ka mid ahaa Daacish oo Boosaaso lagu soo bandhigay
Post

Xubno ka mid ahaa Daacish oo Boosaaso lagu soo bandhigay

Boosaaso (Raxanreeb ) Taliska qeybta Booliska Gobolka Bari ayaa soo bandhigay xubno ka tirsanaa kooxda Daacish oo isku soo dhiibay Ciidamada amaanka. kuwaasoo gaaraya 12 xubnood Xubnahan ayaa ka soo goostay kooxda Daacish ee ku sugan buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari sida uu sheegay Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari ee Puntland Col. Cabdulqaadir Jaamac Dirir...