Day: July 3, 2023

Home » Archives for July 3, 2023
DABAGAL -GAAS ‘’ Garoowe waxaan u nimid in aan jid  u bixino khilaafka jira ‘’
Post

DABAGAL -GAAS ‘’ Garoowe waxaan u nimid in aan jid  u bixino khilaafka jira ‘’

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxa  ka soconaya shirar gaar gaar ah kuwaas oo u dhaxeeya masuuliyiin maanta gaartay Garoowe iyo hoggaanka dhaqanka. Maanta oo Isniin ah waxa magaalada Garoowe ka degay Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo mar soo noqday madaxwaynaha Puntland iyo Ra’iisulwasaaraha dalka iyo Cumar Cabdirashiid oo isagana...

Cumar & Gaas oo Garoowe u tagay xalka Khilaafkii ka dhashay doorashada
Post

Cumar & Gaas oo Garoowe u tagay xalka Khilaafkii ka dhashay doorashada

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas iyo Raysalwasarihii hore ee Soomaaliyar Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Garoowe. Waxaa garoonka Garoowe ku soo dhaweeyey Xidhibaano federaalka ah iyo kuwo heer Puntland ah, waxaan ka dhex muuqan soo dhaweynta xukuumadda Puntland. Mas’uliyiin kala duwan, Siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada...

Ganacsade reer CADAADO ah  oo askar ka tirsan DFS ay ku toogteen Muqdisho
Post

Ganacsade reer CADAADO ah  oo askar ka tirsan DFS ay ku toogteen Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Isniin ah waxa magaalada Muqdisho lagu dilay ganacasade caanka ahaa gobolada dhexe gaar ahaan magaalada Cadaado. Sida xogaha la helay ay  tilmaamayaan ganacsadahan ayaa waxa toogtay askar ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya Ganacsadahan la dilay maanta ayaa lagu magacaabi jiray AUN Sheikh Cabdullahi Cali Wehliye  oo maalmahan ku sugnaa magaalada...

Qabuuro  la doonayay in  Ganacsato laga iibiyo oo amar  culus laga soo saaray
Post

Qabuuro  la doonayay in  Ganacsato laga iibiyo oo amar  culus laga soo saaray

Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Qubuuraha Macalin Nuur ee Deegaanka Garasbaaley (Tre-disho) si uu ugu jawaabo cabasho ka timid qaar ka mid ah Bulshada Caasimadda. Duqa Caasimadda ayaa waxa uu halkaasi kula hadlay Bulsho ka wal-walsan warar muddooyinkii ugu danbeeyay baraha Bulshada la isla dhex maraayay taasi...

Mardhow Jubbaland waxay noqon gobolka 47aad ee Kenya!!
Post

Mardhow Jubbaland waxay noqon gobolka 47aad ee Kenya!!

Muqdisho (Raxanreeb ) Jubbaland waa boog siyaasadeed  oo Somaaliya ku taalla qaabka ay hadda u taallo oo ah in qof shaqsi ah leeyahay. Dadka ku dhibban kali ah ma ah reer Gedo ee waa soomaali oo dhan. Ayada oo loo dabbaal degayo 63 guurada Soomaliya, ayay 2dii nin ee ugu sarreysan ciidanka Kenya kulan la...

Al- Shabaab oo arbushtay amniga degmada Ceelbarde ee  Bakool
Post

Al- Shabaab oo arbushtay amniga degmada Ceelbarde ee  Bakool

Ceelbarde (Raxanreeb ) Kooxda Al- Shabaab ayaa weerar gaadma ah waxaa lagu soo waramayaa in ay ku qaaday degmada Ceelbarde ee gobolka Baay. Fariisimo ciidanka maamulka KGS ay ku leeyihiin degmadaas ayaa laga maqlayay saaka weerar  gaadma ah oo la sheegay in lagu qaaday ciidanka. Dadka deegaanka ayaa sheegay in rasaasta labada dhinac ay is...

DFS & ATMIS oo ka hadlay Amniga ka dib ka bixtaanka ATMIS ee dalka
Post

DFS & ATMIS oo ka hadlay Amniga ka dib ka bixtaanka ATMIS ee dalka

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka ATMIS ayaa ka wada- hadlay sidii ciidan Soomaaliya si buuxda ay ula wareegi lahaayeen amniga goobihii ay ka baxeen ciidanka. Labada dhinac ayaa sidoo kale kale waxay isla soo qaadeen sida muhiim ay u tahay in ciidanka Soomaaliya ay helaan qalab iyo tababar dheeraad ah si ay...

Cumar Cabdirashiid & xubno kale oo isku keenaya mucaaradka & DENI
Post

Cumar Cabdirashiid & xubno kale oo isku keenaya mucaaradka & DENI

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul  goboleedka Puntland waxaa ka soconaya dadaalo la isugu keenayo xubnaha mucaaradka ah ee maamulkaas iyo Madaxwayne Saciid Dani. Dhinacyadan aya ku kala fogaaday , arrimaha doorashooyinka iyo in la furo dastuurka taas oo sababtay in rabashado ay ka dilaacaan magaalada Garoowe ee Puntland. Odayaasha dhaqanka & ismimada...