Gavin ujeeddadiisu waa dhameystirka qorshihii guumeystihii ka tegay!Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaanalle_yaqaan99@yahoo.co.uk Haddii uu Ingiriisku ahaan jiray boqortooyo aysan qoraxda ka dhicin innagu kuwii beeniyay baan ahayn! Ingiriis wuxuu wali daba joogaa raad uu dhaxlay, iyo gacan haadin gudaha Soomaaliya ka jirta! Baarlamanka ingiriisku maalin kasta wuxuu shaqo ka dhigtay inuu ka hadlo Somaliland waxa loogu yeero...
Day: July 6, 2023
Madaxweynaha Arsenal taageera ee walaaca ka muujiyay in kooxda qarankiisa ay sixir adeegsadaan
Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa ku baaqay in tallaabo degdeg ah laga qaado arrimaha saameynaya kubadda cagta Rwanda oo ay ka mid yihiin in sixir uu ku lug leeyahay.
AKHRISO Magacyada xeer ilaalinta ay ku eedeysay maasuqa , jooge ,maqan ,xiran.
Muqsisho (Raxanreeb ) Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay liiska 18-qof oo isugu jira masuuliyiin katirsan dowladda oo hadda xiran iyo kuwa kale oo baxsad ku jira. HADABA waxaan idin soo gudbinaynaa magacyada Liiska xubnaha eedeysanayaasha ee Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka u...
Xeer ilaalinta oo soo badhigtay 18 mas’uul oo baxsad ah, loona haysto Musuq
Muqdisho (Raxanreeb ) Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa soo bandhigay Liiska 18 nin oo masuuliyiin ah oo baxsad ka ah cadaaladda. Xubnaha la magacaabay ee 18 ka kamid ka ah waxa ku jira labadii nin ee isaga kala dambeysay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Soomaaliya Maxamed Aadan Jimcaale Koofi iyo Cabdulqaadir...
Golaha wasiirada oo maanta ansixiyay xeer cusub maxayse yihiin ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Golaha Wasiirrada X.F.S oo yeeshay maanta kulankoodii caadiga ahaa oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Xeer Nidaamiyaha Habraaca Hagaha libka Deg-Degga ah. Golaha ayaa ka dhageystay warbixinno Wasaaradda Difaaca iyo Taliyaha howlgalka Wadajirka ee Wejiga Labaad oo lagu ciribtirayo Khawaariijta, taasoo la...
AFRICOM ”Ma jiro khasaare naga soo gaaray weerarka miino ee ka dhacay Kismaayo”
Kismaayo (Raxanreeb ) Wararka maanta oo Khamiis ah aan ka helayo ayaa sheegaya in kolonyo ciidama ah oo ay la socdeen saraakiil Mareykan ah qarax lala eegtay. Wararka aan helayno ayaa sheegaya in qaraxaas uu haleelay gaari ay ciidanka la socdeen , waxaana waxyeelo gaaray gaariga lama sheegin khasaare nafadeed. Miinada nooca dhulka lagu aaso...
Kenya oo dib u dhigtay dib u furista xadka Soomaaliya & Kenya
Nairobi (Raxanreeb ) Kenya ayaa dib u dhigi doonta dib u furista xadka ay la wadaagto Soomaaliya, sababo la xiriira “mowjado weeraro ah” oo ay ku eedeysay Al-Shabaab, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha Kithure Kindiki Arbacadii. Bishii May, waxay labada dowladood ku heshiiyeen in dib loo furo muddo 90 maalmood gudahood ah dhowr xaruumood...
DP-world oo canshuurta ku kordhisay dekedda Boosaaso
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Caasimadda gobolka Bare ee maamulka Puntland ayaa sheegay in Dekedda Boosaaso ay maanta shaqaynayn kaddib markii ganacsatada wax kala soo degta dekaddaas lagu kordhiyay canshuurta.
GORFEYN | Dayn Cafinta ma saamayn doontaa tuhunka Xafiiska Hanti- dhawrka
Muqdisho (Raxanreeb ) Deeq-bixiyeyaasha caalamiga ee Soomaaliya saxiibada la ah ayaa waxay dalbanayaan in lagu sameeyo dib-u-habeyn maaliyadeed oo dhameystiran taas oo shardi muhiim u ah tallaabooyinka deyn cafinta iyadoo ay sii kordhayaan walaaca laga qabo madaxa xafiska hanti-dhowre Ahmed Guutaale oo aan khibrad u lahayn si u maareenayo qiimeynta maaliyadeed xafiskas, taasoo kicinaysa qaylo-dhaan...
Diyaaradaha KENYA oo rayid ku laayay Gedo & tirade dhimashada
Baardheere (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa soo baxaya khasaaraha nafadeed ee ka dhashay duqeymo ciidanka Kenya ee ATMIS ay ka gaysteen deegaano ka mid ah gobolka Gedo ee koonfurta dalka. Duqeymaha oo soo billaawday xalay ayaa saaka markale ay diyaaradaha dagaalka Kenya ka geysteen degaanka Ceel-cadde, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo...








