Day: July 6, 2023

Home » Archives for July 6, 2023
Post

Gavin ujeeddadiisu waa dhameystirka qorshihii guumeystihii ka tegay! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Gavin ujeeddadiisu waa dhameystirka qorshihii guumeystihii ka tegay!Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaanalle_yaqaan99@yahoo.co.uk Haddii uu Ingiriisku ahaan jiray boqortooyo aysan qoraxda ka dhicin innagu kuwii beeniyay baan ahayn! Ingiriis wuxuu wali daba joogaa raad uu dhaxlay, iyo gacan haadin gudaha Soomaaliya ka jirta! Baarlamanka ingiriisku maalin kasta wuxuu shaqo ka dhigtay inuu ka hadlo Somaliland waxa loogu yeero...

AKHRISO Magacyada xeer ilaalinta ay ku eedeysay maasuqa , jooge ,maqan ,xiran.
Post

AKHRISO Magacyada xeer ilaalinta ay ku eedeysay maasuqa , jooge ,maqan ,xiran.

Muqsisho (Raxanreeb ) Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay liiska 18-qof oo isugu jira masuuliyiin katirsan dowladda oo hadda xiran iyo kuwa kale oo baxsad ku jira. HADABA waxaan idin soo gudbinaynaa magacyada Liiska xubnaha eedeysanayaasha ee Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka u...

Golaha wasiirada oo  maanta ansixiyay xeer cusub maxayse yihiin ?
Post

Golaha wasiirada oo  maanta ansixiyay xeer cusub maxayse yihiin ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Golaha Wasiirrada X.F.S oo yeeshay maanta  kulankoodii caadiga ahaa oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Xeer Nidaamiyaha Habraaca Hagaha libka Deg-Degga ah. Golaha ayaa ka dhageystay warbixinno Wasaaradda Difaaca iyo Taliyaha howlgalka Wadajirka ee Wejiga Labaad oo lagu ciribtirayo Khawaariijta, taasoo la...

Kenya oo dib u dhigtay dib u furista xadka Soomaaliya & Kenya
Post

Kenya oo dib u dhigtay dib u furista xadka Soomaaliya & Kenya

Nairobi (Raxanreeb ) Kenya ayaa dib u dhigi doonta dib u furista xadka ay la wadaagto Soomaaliya, sababo la xiriira “mowjado weeraro ah” oo ay ku eedeysay Al-Shabaab, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha Kithure Kindiki Arbacadii. Bishii May, waxay labada dowladood ku heshiiyeen in dib loo furo muddo 90 maalmood gudahood ah dhowr xaruumood...

GORFEYN | Dayn Cafinta ma saamayn doontaa tuhunka Xafiiska Hanti- dhawrka
Post

GORFEYN | Dayn Cafinta ma saamayn doontaa tuhunka Xafiiska Hanti- dhawrka

Muqdisho (Raxanreeb ) Deeq-bixiyeyaasha caalamiga ee Soomaaliya saxiibada la ah ayaa waxay dalbanayaan in lagu sameeyo dib-u-habeyn maaliyadeed oo dhameystiran taas oo shardi muhiim u ah tallaabooyinka deyn cafinta iyadoo ay sii kordhayaan walaaca laga qabo madaxa xafiska hanti-dhowre Ahmed Guutaale oo aan khibrad u lahayn si u maareenayo qiimeynta maaliyadeed xafiskas, taasoo kicinaysa qaylo-dhaan...

Diyaaradaha KENYA oo rayid ku laayay Gedo & tirade dhimashada
Post

Diyaaradaha KENYA oo rayid ku laayay Gedo & tirade dhimashada

Baardheere (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa soo baxaya khasaaraha nafadeed ee ka dhashay duqeymo ciidanka Kenya ee ATMIS ay ka gaysteen deegaano ka mid ah gobolka Gedo ee koonfurta dalka. Duqeymaha oo soo billaawday xalay ayaa saaka markale ay diyaaradaha dagaalka Kenya ka geysteen degaanka Ceel-cadde, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo...