Muqdisho ( Raxanreeb ) Saraakiil ka tirsanaa ciidanka Dowladda iyo dad kale oo shacab ah ayaa ku geeriyooday qarax ismiidaamin ah oo lagu beegsaday gudaha magaalada Muqdisho. Sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah qof isku soo xiray suunka qarxa ayaa gudaha u galay , xerada Saraakiisha ee kutaalla agagaarka wasaaradda gaashaandhigga ee Magaalada Muqdisho. Waxaa...
Day: July 14, 2023
Home » Archives for July 14, 2023
Post
July 14, 2023July 14, 2023Warar
Al- Shabaab oo awood u yeelatay in ay la wareegto sadhigyadii ay ka baxeen ATMIS
Baardheere (Raxanreeb ) Kooxda Al- Shabaab ayaa beegsi ku bilowday saldhigyo ciidanka ATMIS ay ku leeyihiin meelo ka mid ah dalka Kooxda Al- Shabaab ayaa weerar ku qaaday markale saldhig dhawaan ay baneeyeen ciidanka ATMIS oo ku yaala deegaanka Garinlay ee gobolka Gedo. Dagaal ayaa lagu soo waramayaa in ciidanka Jubbaland iyo kuwo Al- Shabaab...
Post
July 14, 2023July 14, 2023Warar
WHO ” Waa wax lagu xumaado duqeymaha Somaliland ay ku beegsanayso xarumaha Caafimaad “
Laascanood (Raxanreeb ) Kol hore ciidanka Somaliland ayaa duqeyn la beegsatay goobo caafimaad oo ku yaala magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Goobo badan oo caafimaad ayaa burburay ka dib dagaalka labada dhinac ah ee ka socda gobolada , Sool , Sanaag iyo Cayn. Hay’adda WHO ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay burburka ciidanka Somaliland ay ...


