Day: July 15, 2023

Home » Archives for July 15, 2023
Ruto oo ka hadlay Dibad baxa  mucaaradka digniin adagna diray
Post

Ruto oo ka hadlay Dibad baxa mucaaradka digniin adagna diray

Nairobi (Raxanreeb )Madaxweynaha Kenya William Ruto oo digniin adag u jeediyay mucaaradka ayaa sheegay in dibedbaxyo aysan ka dhici doonin dalka, midkii ay u qorsheeyeen Arbacada  madhici doono mana dhici doono. Waxa uu taageerayaashiisa kula hadlayay magaalada Naivasha ee bartamaha Kenya, labo maalmood kaddib markii ugu yaraan 10 qof ay ku dhinteen iska horimaadyo dhexmaray...

Museveni oo madaxweynihii Congo ku eedeeyey inuu gabaad siiyo Daacish
Post

Museveni oo madaxweynihii Congo ku eedeeyey inuu gabaad siiyo Daacish

Kampala (Raxanreeb) Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku eedeeyay hoggaamiyihii hore ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, Joseph Kabila, in uu gabbaad siiyay maleeshiyada Daacish, una ogolaaday in ay ka faa’iideystaan macdanta iyo alwaaxda, ayna dhaqaalaha ay ka heleen u adeegsadeen inay ku dhisaan awooddooda. Jabhad horey fadhigeedu u ahaa Uganda, Allied Democratic Forces (ADF),...

Somaliland oo u jawaabtay WHO iskana fogaysay eedeyn oo jeediyay
Post

Somaliland oo u jawaabtay WHO iskana fogaysay eedeyn oo jeediyay

Hargaysa (Raxanreeb ) Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland oo war qoraal ah soo saartay ayaa jawaab adag ka bixisay warbixintii ay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO kasoo saartay dagaalka Laascaanood, taas oo lagu eedeeyay ciidanka Somaliland. Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Dibaadda Somaliland ayaa lagu sheegay in ciidamada Somaliland ay dhulka iyo shacabka Somaliland ka difaacayaan,...

Kooxda Al- Shabaab oo weerar ka fulisay magaalada Muqdisho
Post

Kooxda Al- Shabaab oo weerar ka fulisay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya  weerar gaadma ah oo kooxda Al- Shabaab ay ku soo qaadeen saldhig ciidanka Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Weerarkan oo dhacay saqdii dhexe ee xalay waxaa la sheegay inuu gaystay dhimasho iyo dhaawac oo u badan ciidanka  Dowladda iyo kooxda...