Day: July 16, 2023

Home » Archives for July 16, 2023
Madaale & Taliyaha Ciidanka Booliska oo kulan la yeeshay ilaalada xarunta dowladda hoose ee Xamar
Post

Madaale & Taliyaha Ciidanka Booliska oo kulan la yeeshay ilaalada xarunta dowladda hoose ee Xamar

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale iyo Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar galinta amniga xarunta dowladda hoose ee Xamar kaas oo ay ku wehliyeen Guddoomiye ku-Xigeenka Amniga, siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye iyo masuuliyiin kale.

Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta oo dalka ka tagay xilli uu socdo baaritaanka Hanti-Dhowrka
Post

Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta oo dalka ka tagay xilli uu socdo baaritaanka Hanti-Dhowrka

MUQDISHO (Raxanreeb ) – Agaasimihii Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Warfaafinta, Cabdinaasir Xuseen, ayaa si qarsoodi ah dalka uga baxay xilli uu Xafiiska Hanti-Dhowraha Guud uu ku gudajiro baritaanka eedeymo musuqmaasuq oo lagu tuhmayo saraakiil sare oo ka tirsan wasaaradda, sidaasi waxaa xaqiijiyay ilo wareedyo ka tirsan wasaaradda. Cabdinaasir ayaa markii uu ka warheley baaritaanka...

Hoobiyaal Al- Shabaab ay ku gaaracday magaalada Baydhabo
Post

Hoobiyaal Al- Shabaab ay ku gaaracday magaalada Baydhabo

Baydhabo (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaas ay ka dhaceen iska hor imaadyo iyo hoobiyaal lagu gaaracay magaaladaas. Weerarka waxa uu u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan maamulka Koonfur Galbeed , waxaana la sheegay dhimashada afar askar oo dhinacyada dagaalamay ah. Lama og waxa ay salka...