Day: July 26, 2023

Home » Archives for July 26, 2023
XOG : Saraakiil loo xiray qaraxii Kulliyadda Jaalle Siyaad & Fashil amni oo Muuqda
Post

XOG : Saraakiil loo xiray qaraxii Kulliyadda Jaalle Siyaad & Fashil amni oo Muuqda

Muqdisho (Raxanreeb ) Kadib weerarkii is-miidaaminta ahaa ee shalay xubin ka tirsan ururka al-Shabaab la beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dalwadda, oo ku sugnaa Kuliyadda Jaalle Siyaad, waxaa su’aalo la iska weydiinayaa sida uu ku dhacay? Saraakiil kuwa amniga ah ayaa xaqiijiyey in saraakiil loo xiray weerarkan, su’aalo la weydiinayo. Saraakiisha la xiray waxaa ku...

Ilaalada Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dil ka gaystay Muqdisho
Post

Ilaalada Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dil ka gaystay Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Ilaalada Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in magaalada Muqdisho , gaar ahaan degmada Yaqshiid ay ku toogteeen mid ah askarta dharcadka ah ee ilaalashada shacabka la magac baxay. Goobjoogayaasha ayaa sheegay , in dilkan salka uu ku hayo ka dib , muran soo dhaxgalay ilaaliyaha Guddoomiyaha gobolka...

Mucaraadka Puntland oo qabsanaynaa doorasho xaq ah 8da January
Post

Mucaraadka Puntland oo qabsanaynaa doorasho xaq ah 8da January

Garoowe (Raxanreeb ) Siyaasiinta  dowlad goboleedka Puntland  ayaa siyaabo kale duwan uga hadlay go’aankii kasoo baxay golaha Wakiillada ee lagu ansixiyay in furis iyo wax ka bedelka Dastuurka maamul goboleedka Puntland. Wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland haddana ah mid kamid ah xubnaha Mucaaradka oo Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ku eedeeyay madaxweyne Siciid...