Maxkamadda Ciidama Qalabka sida ayaa xabsi Ciidan ku xukuntay Askar ka tirsan Ciidanka ilaalada shacabka oo hoosyimaada Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA kaddib markii uu askari ka tirsan uu Muqdisho ku dilay Wiil dhallinyaro ah.
Day: July 31, 2023
Sakhiir si arxan darro ah, oo loogu dilay magaalada Kismaayo
Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo xanuun badan oo shalay ka dhacday magaallo xeebeedka Kismaayo, taas oo ku saabsan dilka wiil yar oo saddex bil jir ahaa, kaas oo si arxan darro ah loogu dilay halkaasi.
Warar dheeraad ah, oo kasoo baxaya qarax ka dhacay Muqdisho
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax saakay aroortii hore ka dhacay gudaha caasimadda Muqdisho, gaar ahaan degmada Shibis.
XOG -Isku dayay la doonayay in lagu baajiyo kulanka BFS oo fashil ku yimid
Muqdisho (Raxanreeb ) Warar aan helnay ayaa sheegaya in Villa Soomaaliya tan iyo xalay ay waday isku dayo ujeedkooda uu ahaa in aan fadhiisan Barlamaanka Soomaaliya. Barlamaanka labadiisa aqal oo kulan wadajir ah yeelanaya maanta oo Isniin ah ayaa tan iyo xalay waxa socday qorshe Villa Soomaaliya ay riixaysay si loo baajiyo kulanka wadajirka ah....
FACT Check : Dowladda miyay ka adkaatay cayaal weerada ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Isagoo ka hadlayay degmada Huriwaa oo bandhig ay ku sameynayeen masuuliyiin ka tirsan Dowladda ayaa Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ku faanay in ay wax ka qabteen amniga caasimadda. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ku tilmaamay talabada guushaas mid ku timid howgal ay fuliyeen ciidanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo kaashanaya...
Magaalada ‘’MUQDISHO‘’ oo qarax ku waabariistay
Muqdisho (Raxanreeb ) Qarax khasaare xooggan ayaa maanta ka dhacay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho kaas oo lala eegtay sarkaal ka tirsan Dowladda. Waxa uu ka dhacay qaraxan meel u dhaw maqaayada Rajo Ee ku taala Beexaani Degmada Shibis, waana Qarax sida la sheegay lagu soo xiray gaari Gaariga qofna ma saarneen, waxaana Boliisku sheegeen...




