Khubarada caafimaadku waxay uga digeen dadweynaha gaar ahaan dhallinyarada inay isticmaalan taleefannada gacanta xiliyada hurdada.
Month: July 2023
Cabdiraxmaan Cirro musharrax Xisbiga Waddani oo digniin u diray Maxkamadda sare
Iyadoo shalay guddiga doorashooyinka Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland uu maxkamadda u diray dalab u aaddan kala caddeynta habka loo galayo doorashooyinka iyo tan lagu hormarayo, ayaa musharrax xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro waxaa uu sheegay in xaaladaha taagan looga bixi karo doorasho la isla oggol yahay.
Shirka magaalada Laascanood maxaa looga hadlayaa ?
Laasacanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa ka furmaya shir ujeedkiisu uu yahay xaaladaha gobolada Soo , Sanaag iyo Cayn halkaas oo wali dagaalo ay ka dhacayaan. Shirkan waxaa ku baaqay ismida iyo waxgaradka goboladaas kuwaas oo sheegay in shirka uu ka daba socdo shirarkii hore ee looga hadlayay aayaha deegaanada SSC. Waxaa...
Jubbaland ma doonayso in ATMIS dalka ay ka baxaan.
Kismaayo (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa biloday qorshe Ciidanka Dowladda Soomaaliya si buuxda ay ugula wareegayaan goobaha ay banayeen ciidanka ATMIS. Goobaha ciidanka ATMIS la qoshaynayo in ay banayeen waxaa qayb ka ah Jubbaland halkaas oo ay ka howlgalaan ciidanka Kenya ee ATMIS. Maamul goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya in xilliga aysan ku haboonayn in...
Ciidamada Israa’iil oo isaga baxay Daanta Galbeed
Ciidamada Israel ayaa saaka oo Arbaco ah ku dhawaaqay in lasoo afjaray hawlgal laba maalmood socday oo ay ka wadeen deegaanka Jenin ee dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, kaasi oo lagu dilay 12 falastiiniyiin ah iyo hal askari oo Israa’iili ah.
DFS oo sheegtay in ay xoogga saartay la dagaalanka Musuqa
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xoojisay howlgallada la dagaalanka Musuqa ee ka dhex socda hay’adaha iyo xafiisyada kala duwan ee Dowladda si loosoo afjaro ‘Lun-sashada’ hantida amaanada ah.
Al- SHABAAB oo weerar ku bilaabay goobihii ay baneeyeen Ciidanka ATMIS
Baardheere (Raxanreeb ) Weeraro kala duwan ayaa lagu soo waramayaa in kooxda Al- Shabaab saacadihii la soo dhaafay in ay ka gaysteen deegaano badan oo koonfurta iyo bartamaha dalka ah. Kooxda ayaa si gaar ah u beegsatay saldhigyo dhawaan ay baneeyeen ciidanka ATMIS ee howlgalka midowga Afrika kaas oo qayb ka ah qorshaha dhimista ciidanka...
Aabe maseyr dartii u dilay xaaskiisa iyo laba carruur ah oo uu dhalay
Aabe ceejiyey xaaskiisa iyo laba caruur ah oo uu dhalay ayaa lagu xukumay xabsi 40 sano ah. Kalkaalisa Anju Asok, 35, Jeeva Saju, lix jira , iyo Janvi Saju, afar jira , ayaa laga helay guriga qoyska ee Kettering ee UK , iyaga oo qaba dhawac halis ah15kii Dicember 2022.
Maxaa keenay kulanka Shariif iyo Xasan Sheekh
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed.
Shariif oo war kasoo saaray xiisadda dagaal ee beelaha Xawaadle iyo Abgaal
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa markii u horeysay ka hadlay xiisadda dagaal ee u dhaxeysa beelaha Abgaal iyo Xawaadle ee ka taagan gobolka Hiiraan.








